Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?
Yaa Mas’uul ka ah *New*

Yaa Mas’uul ka ah *New*

| Monday 14 March 2011

Share this photo

Comment this photo


C.casiis africa

| Thursday 21 July 2011 Waxaa masuul ka ah dhibaatada shacabka labada shariif mahiig iyo godone

C/xakin

| Monday 18 July 2011 Asc dhamaan umada soomaaliyed dhibaatadan gaartay dadkaan masaakiinta ah waxaa ka mas uul ah kuwii dagaalka bilaabay kadib bixitaankii ciidamadii ethobia waana ku wii diiday nabada kuna baaqay dagaalka waxeyna kala yihin axmad godane xasan dhaahir iyo muqtaar robow calidheer fu aad shoongole iyo ajaanibta soo dirsatay

abdulaziz

| Sunday 5 June 2011 sxb sawiro badan hadaad soo galiso wey fiicnaan leheed...

Zayid Cazaam Al-Muxtarim

| Saturday 2 April 2011 Runtii waa sawir naxdileh waxaana ka muusa dhamaan inta xabda ridaysa......lakiin waxaan filayaa in wiilkaa yari noqon dono cida dalka dhisi doonta mustaqbalkiisa hadii lamadoobeeyay ka jiilka ka danbeeya in uu hagaajin doono isagu iyo ficiisu.......
back to top