Hamar Weyne - Mogadishu's old town, Somalia - 1991
#SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net - Hamar Weyne District is a district in the southeastern Banaadir region Somalia.
Xamar Weyne waa degmo ku taallo magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir, waxayna leedahay tariikh weyn. Degmada Xamar Weyne waxeey ku agtaallaa badda Hindiya oo waxaa laga helaa Malaayga ugu fiican Soomaaliya isagoo noocyo badan sii kala leh sida Yuumbi, Jeedar, Tartaba iyo kuwo la mid ah.
Xamar Weyne waa degmo xusuus badan leh oonan la iloobi karin sababtoo ah waxaa lagu yaqaan quruxda iyo saraha dhaadheer ee ka dhisan ku waasoo dadka eey ka fiirsadaan xeebta. Meela badan oo muhiim ahna weey ku yaalaan sida xarunta gobolka banaadir bacadlihi ugu weyna e dalka kawaanka ugu weyn e kaluunka somalia masaajidka Marwaas, Isnaa Casheri kaasoo ahaa masaajidkii ugu horeeyay ee laga furay dalka. Arbaca Rukun waa masaajid taariikh weyn lah.
Mogadishu, the capital city of Somalia, has for nearly 20 years been a battlefield, a focus for civil war and political, tribal and social conflicts.
// http://www.keydmedia.net
// http://www.facebook.com/Keydmedia
// http://www.youtube.com/Keydmedia
// http://www.twitter.com/Keydmedia
Copyright © 2012 Keydmedia Group. All rights reserved
Keydmedia on YouTube
All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.