Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Exclusive: Evidence of War Crimes in Somalia - Kismaayo, Marka, Baidoa, Jilib

Wednesday 14 November 2012 | 48429 Views | 36 Comments on YouTube

"Like" this Video

#SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net - The Somali Civil War is an ongoing civil war taking place in Somalia. It began in 1991, when a coalition of clan-based armed opposition groups ousted the nation's long-standing military government.

Mogadishu, the capital city of Somalia, has for nearly 20 years been a battlefield, a focus for civil war and political, tribal and social conflicts.

Dhacdooyinkaan ka muuqda Filimkaan waxey dhaceen Kow iyo Labaatan Sano kahor, wexeyna ka dhaceen Degaanka Jubbada Hoose. 21 Sano kadib waxaa ka socota Degaankaas Xaalufin, Barakicin iyo "Anaa Xoog ugu talinaya inta kale oo Dagaanka kunool"

Xaalufinta Degaankaas Shalay waxaa loo adeegsaday Mabaadii Qaawan oo Qabiil. Ragi Arintaas fuliyay waxaad ka xasuusataan: Maxamed Saciid "Morgan", Aden Gabyow, Xasan Abshir, Maxamed Cabdi Yuusf iyo Rag kale.

Isla Mabaadiidi Qabiiliga -Qaawan aheyd ayaa Maantyanah isla ragii iyo Rag kale oo ey isku fikir/dano yihiin waxey wadaan Hurin Colaad Dagaal Sokeeye oo dib loogu celiyo Dalka Soomaaliya!

Ragga Maantay horboodaya Arinta Kismaayo waxaad ka xasuusataan: Dagaal-ooge Gaandi, Gen. Morgan, Axmed Madoobe, Maxamed Cabdi Yuusuf, Yusuf Macalin iyo kuwo kale, waxeyna soo kaxeesteen Ciidamda Kenya si ey ku hantaan Dagaankaas.

Erayga "Xalay Dhalay" waa aray ey Soomaalidu Mudadaan dambe Isticmaasho, waxaana Isticmaalo oo Eraygu kasoo yeeraa Midka Dambiga geestay oo aan dooneyn in lala xisaabtamo. Wuxuu yiraahdaa "War-aan Xalay Dhalay ka dhigno oo aan iska iloowno horeynah u socono, waa wax lasoo dhaafayee".

Markii Eraygaas laga fiiriyo xag Islaamnimo, xag Soomaalinimo, xag Midnimo iyo xagga Saburka waa haboontahay in wixii xumaato la soo maray aan Dib loo fiirin ama aan Dib loo gocan, hase ahaatee waxaa dhacday in Midkii Shalay Dambiga galay oo Degaankii Barakiciyay meshuu Raali galin ka bixin lahaa inuu misanah Maantay - 21 Sano kadib - uu falkii guracnaa dib usoo celiyo.

Filimkaan Taarikhiga ah wuxuu xambaarsanyahay Dhaxalkii Dagaaladii Sokeeye, waxaana ka muuqda Dumar, Caruur iyo Rag shalay ku nagaa Dagaankoodi kadibnah laga soo Barakiciyay, laga dhacay Hantidoodi dhmaantood wey faramaranyihiin oo waa Sabool.

Abayaaloow Dadkaas Maantay ma noolyihiin? Inteeseh Maantay ka nool?

Soo ma haboona in loo Caqli celiyo kuwa Maantay Colaada u carfeyso!?

Dadkaan waxey kasoo Barakaceen: Baay, Baydhabo, Jamaame, Jilib, Buurhakabo, Kismaayo, Bu'aale, Saakoow, Kuyobarow, Ariile iyo Baraawe.

Fadlan hadii aad Video-gaan iska Aqootay Nala soo Xariir! Mahadsanid

Ra'ayigaaga noo soo Gudbi (Xariir@Keydmedia.net ama Info@Keydmedia.net)

// http://www.keydmedia.net
// http://www.facebook.com/Keydmedia
// http://www.youtube.com/Keydmedia
// http://www.twitter.com/Keydmedia

Copyright © 2012 Keydmedia Group. All rights reserved

Keydmedia on YouTube

All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.

back to top