Dad Leegada kamid ahaa ayaa dhinaca kale la shaqeynaayay!
Shiikh Cusmaan Cali Xasan "Farey" oo ahaa Xubin Golaha Ururka SYL ahaanah Xisaabiyaha Ururkaas ee Magaalada Muqdisho ayaa Wareysi ey si Wadajir ah kula yeesheen gurigiisa Cali Saciid Xasan iyo Dr. Bashir Muuse ka hadlaayo Ururka SYL iyo Cadowga.
Keydmedia on YouTube
All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.