Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

R’ayigaaga

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? Maalin walba miyaad Gashaa mise mar mar? Qoraaladeeda, Warbixinta, Analisiska, filimada, masawirada see bee kula yihiin? Ma jirtaa Safxad Soomaaliyeed oo lamid ah Keydmedia wax soosaar ahaan?

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? R’ayigaaga ku Qor Meshaan!

See Kula Tahay Design-ka Cusub?

Ibrahim

| Thursday 30 July 2015

Keydmedia waan u xiisay ee xaggee ka baxday, keydmedia la’aanteeda waa dhib. Sida ugu dhow keydmedia hala soo celiyo.
.(JavaScript must be enabled to view this email address)
Ibrahim

Ali Ahmed

| Sunday 19 July 2015

Mr. madaxweyne hakaa muuqato, dastuur u hogaansanaan, halkaad ka leedahay koox dan gaara leh; miyaan la oran karin adigaa koow ka ah? waxaa cad inaad distuurkii lagu heshiiyey wax ka bedeshay; markhaatina waxaa u ah Cadaado iyo Cabdikarim oo ka kooban gobol iyo badhka ah iyo gudiyada Distuurka, iyo xuduudaha oonad ciday khusayso kala tashan haba . soo lama oran karo waa dan kooxeed waxaad waxaa u samaynaysaa?

IBRAHIM HASSAN HAJI MOHAMED

| Monday 13 July 2015

WALAALAYAAL WAAD MAHADSANTIHIIN IN BADAN. WAA YARKII HADDA EE IDIIN SOO DIRAY MAQAALKII “HANAANKA DOORASHO EE DALKA” MAQAALKAN IN AAN UMADDA UGUDBIYO BAAN UGA TALA GALAY WAADNA KUMAHADSANTIHIIN IN BADAN BAHDA KEYDMEDIA.

daljir

| Monday 29 June 2015

runtii waan ka xumadahay in website-kan la xiro sababtoo ah xiligan waa xiligii la idiin baahnaa ee go’aankiina wax ka badala ayaan idin leeyahay maamulka keydmedia.net gaar ahaan cali siciid xasan.

runtii dadka waxay tabayaan howsha aad u haysaan waxaana la joogaa xili xasaasi ah, keydmedia.net waxay tahay codka dadka aan codka laheyn!!!

fuad

| Tuesday 23 June 2015

Muungaab oo shaqada ka buriyay shaqaale ka badan 60, kuwaas oo mushaaraadkoodii 3da bil u dambeeysay aan la siinin, shaqalaha waxa ey iskugu jiraan agaasime waaxeedyo, la taliyayaal, madax qeybeed iyo shaqaalo caadi ah, sida la sheegaya burintaan ayaa ka dambeeysay markii uu muungaab ku fashilmay inuu bixin waayo mushaaraadkooda, sababta ugu weyn ayaa ah asigoo jecel in lacagta ey qaataan in jeebka uu ku shubto muungaab, dacwado ayaa la gaarsiiyay xildhibaanada matalo shaqaalahaas badankooda, culeys weyn ayey ku keeneeysaa muugaab.

 1 2 3 >  Last ›
back to top