Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

R’ayigaaga

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? Maalin walba miyaad Gashaa mise mar mar? Qoraaladeeda, Warbixinta, Analisiska, filimada, masawirada see bee kula yihiin? Ma jirtaa Safxad Soomaaliyeed oo lamid ah Keydmedia wax soosaar ahaan?

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? R'ayigaaga ku Qor Meshaan!

ayuub

| Tuesday 21 February 2012

asc. hadii runta laga hadlo . waxaa sabab u ah . R/wasare . cabdiwaali .  . maxaa yelay . .

. shalay . mar ka uu ahaa R/waraha. . farmajo . ciidanka somali , hal maalin mala ka hadlin .

mushaar.laan .  . sabab ta keen tay

. ayaa ah . is weydiin mudan .———

Salah Barow

| Tuesday 21 February 2012

Maxaa hortaagan howlgalada Ciidanka TFG?

Adeer ma heysaa wax cadeymo ah oo ku saabsan in arrimaha aad noo aqrisey ay hortagan yihiin sababta ay Ciidamada horey ugu dhaqaaqi wayeen?

Nin sarkaal ah baan wareystey iyo baritaan baan sameyey oo aan ku soo heley xogtaan wax soconaaya iloma ahan. Hadii aad baritaan sameysey oo ku saabsan arrintan, ma heysaa REFERENCES si aan u rumeysano waxa aad soo qoreysid.
1- labada sheriif ayaa u sabab ah.
2-MAHIGA ayaa u sabab ah.
3-Kampala accord ayaa u sabab ah.
marka adiga mid ka dooro arrimahaan aan kor ku soo xusney, kadibna REFERENCE so raaci.
Hadii kale waxyahaba aan aqirska u qalmin, ha soo qorin.
I hope you will give me a reasonable answer.

Nabadgalyo.

Edeilton

| Tuesday 21 February 2012

waxey ila tahay dadka dikairma leh in ay dalkii ku yaraadeen, neceebki kooxaha Soomaaliya waxaaba kasii darnaaday Mahiiga iyo Xerta cusub ee uu siyaasada Soomaaliya ka qortay.ALLOW NA DHAAFI MAHIIGE IYO CIYAALKIIIIIIIIIIIIIIIIIIIISA.

Fritz

| Tuesday 21 February 2012

Thanks for the post Stephane, very clear and to the point.I am not sure you minteoned one important point though: the importance of maintaining the document as specific as possible so that it will help Web Analysts to understand the concepts in a standard manner, but not too specific that it will be unpractical for any vendor to comply with.Makes sense?Thanks again.

Salah barow

| Sunday 19 February 2012

Marka ugu horeys, ma anniga waalan?, mise wa layla waalanyahey. Sababta aan ugu bilaabey r’ayigaaga waalida waxey tahey in aan ogaado ninka waalan ee qora ” KEYDMEDIA. Waxaan kaloo jeclanlahaa in aan kuu kala saxo waxa u kala dhexeyo tribe, Athenic, and National. Ama Qabiil, reer, iyo Wadani. sida aan ka daareemey amaba aad qoraalkada ku cabirtey, Qabiil kaligii qaran ma noqdo oo aan ula jeedo in Dowlada ETHIOPIA ay tahey dowlad qaran oo aney ahaan AMHARA oo kaliya.
Mar waxaad soo qadata TIGREY oo aad ku matashid dowlada ETHIOPIA oo dhan.
Waa sida ay dad badani ay u arkaan adigaba isku dar in dowlada qaran aney layahey hal qabiil. sida Siyaad Bare oo kaliya inuu lahaa Somalia amaba Qabiilka uu ka dhashey.

Waxa aad soo qoreysid dad ba aqristo oo raba in ay ka fa’iideystaan ee walaalow qor wax nicno samaya oo ah productive ah.

Raalina iga ahow.


Ciidamo Amxaaro ah oo usoo Jahaystay Gobolada Baay iyo Bakool
Muqdishu (Keydmedia) - Cutubyo Ciidamado Amxaaro ah oo ay lasocdaan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay Saakay usoo dhaqaaqeen dhanka Goboladda Baay iyo Bakool, waxaana ay kasoo baxeen Gobolka Gedo.

Maxamed Cli Maxamed

| Saturday 18 February 2012

marka hore waxaan halkan ka slamayaa dhamaan ummada soomaaliyeed meelkastoo ay joogaan.
marka xigtana waxaan salaamayaa maamulka iyo shaqaalaha keyd mediya.
intaa ka dib waxaan idinka codsanayaa in aad ku dadaashaan in aad la kulantaan dadka dhinaca wanaagsan wax ka arka ee aqoonta leh. waxaa jira aqoonyahan uu ku dhacay cudurka soomaali oo dhan ku dhacay oo kala ah qabyaalad xiqdi iyo wixii la mid ah.
hadaba waxaan idinka codsan lahaa anoon u jeedin qof iyo qabiil in aad ku dadaashaan in aad noo soo gudbisaan aqoonyahanda soomaaliyee sida avv kaatto diiriye iyo dadka la midka ah.
               
                                    waad mahadsantihiin
sidaa iyo nabad galyo

Hussen abdala siyad

| Monday 13 February 2012

keydmedia.net waxaan booqdaa laba jeer malintiiba,waxaana u arkaa inuu yahay wep ku caan baxay filimada.
Thanks

 1 2 3 >  Last »
back to top