Somali qalbi furan
| Sunday 8 April 2012Asc, Walal boggaan ilaa muddo ayaan ku xirnahay xaqiiqdi sida magaciisaba ka muuqatay warar maqal iyo muuqalba leh oo la aruuriyay una gaar ayuu igu soo jiitay, wadan jacayl iyo inay caadifad ka maran tahay ayaad igu soo hoos gasheen, hadaadan indhaha istireen dadku xoolo maaha, dano gaar ahne dano guud uma sawiri kartaanee. Wargeys Tayo leh waad tihiin ee Dalka maanta meeshuu maraayo sidee looga sii ambaqaadaa ka taliya plzz, xisaabin ayaa socota qabiilki na dilooday rag baa si cad qaran ka doorashadiisa la yimid 9 biloodna ku dhashay, dad wax ku ool ah ayaa bogga ku jira buugaas yuu idinka xirmin. Baraarujin!!