Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

R’ayigaaga

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? Maalin walba miyaad Gashaa mise mar mar? Qoraaladeeda, Warbixinta, Analisiska, filimada, masawirada see bee kula yihiin? Ma jirtaa Safxad Soomaaliyeed oo lamid ah Keydmedia wax soosaar ahaan?

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? R'ayigaaga ku Qor Meshaan!

maslah

| Thursday 26 April 2012

aniga aragtideyda ninka tarsan la dhahaayo wax weyn ayuu qabtay runtii waliba eey ka muuqato howl karnimo lkn dad badan ayaa ka soo horjeedo waliba eey ka mid tahay idaacadaha muqdisho number 1 shabelle ma aqaano waxey horumarka eey ku necebyihiin tarsan oo kle ma u maleynaayo unuu soo maraayo muqdisho guuuuul ayaan u rajeeynaaa thnks keyd media

CABDULAAHI AXMAD CALI [FAT]

| Wednesday 25 April 2012

Waa wax lagu farxo in maanta aan ka akhriyo mid ka mida websadyada soomaaliyeed ku wooda ugu sareeya mid ka mid ah iyaga ka dhab waramaya shaqsi istaahila in la sheego laguna amaano wuxuu umada iyo dalkiisa u qabtay sida gudoomiye Tarsan oo kale ilaah haka abaalmariyo wanaaga uu umadiisa u qabtay allaahna ha ka xifdiyo kuwa umada horumarka iyo nabada u diidan keydmediyana waxaan idin leeyahay horey u socda oo alaah ha idin guuleeyo waxaad mudataysteen amaan iyo xusuus qalbiga aan idinkugu hayo
mahadsanidiin

agane

| Wednesday 25 April 2012

asc.jast wuxuu kufashilmayyy.oo kaliya.wuxuu goaansaday inuu moqdisho burburkeeda iyo rarideeda garoowe uukaqaybqaato.mideeda kale moqdisho loogamabaran qof daacadnimo ugushaqeeya ama islaamnimo.taas ayuu kufashilmay.sidoo kale dadkii muqdisho dhibka au kujirto horseedka ka ahaa.iyo kuwii looisticmaalayba wayjoogaan maantahadafkoodiina maygaarin wali.marka ceeb ayey kutahay in wiil kayimid qurbaha uu muqdisho nolol kusooceliyo.

Bashir Muse

| Tuesday 24 April 2012

Dhamaan reer keydmedia iyo akhriristayasha sharafta leh,waad salaaman tahaiin.Waxaan halakn ku soo gudbinaya maqaalka aad kaga hadleyseen wax qabadka Tarzan,Waxey ila tahay qof kasta oo
wax wnaagasan qabta in la amaano waa waajib,waxaan marka hore markhaati ka noqonaya waxa uu qabtay iyo dadka uu u qabtay,waxaan u soo jedinaya Maxamud Axmed Nur tarzan inuusan ka caajisin
wax qabatka uu ummadda u hayo,waxaan ku dhiira gelinaya inuu sii labalaabo,Ajarna Ilaah ayaa ka
siin doona ummadda uu wax qabtay, meesha uu wax ka qabtayna waa laga xasuusan doona ha duu noolyahay iyo haduu dhintaba,ha daalin ee hore u soco.Waadna ku madsan tahay waxbadka la taaban karo ee aad ummda uqabatay.
Bashka.

Maxamed C/salaan Cumar

| Saturday 21 April 2012

بسم الله الرحمن الرحيم
Asxaabta Keydmedia, ugu horreyntii iga giddooma salaan aad u diirran.
Aniga waxaan bartay boggan 1 usbuuc ka hor, waxaanan galaa maalin kasta ama dhowr mar maalinkiiba. Xaqiiqdii, waxaa si micno weyn leh ii soo jiitay wararka degdega ah, analysis-ka ku dhisan waaqica dhabta ah iyo habka wariyaasha Keydmedia xaqiiqada u tabiyaan - waxaan in badan iswaydiiyay warbaahintani ma gudahaa siday xaqiiqada u tabinayso! Ma dibadaa siday u habaysantahay, dhexdhexaadkana u tahay! Ugu danbeyntii, waxaan idin kugu hanbalyaynayaa idinkuna dhiirri-galinayaa sii wadista howshani wanaagsan ee la-jaan-qaadaysa waaqica iyo xaqiiqada, waxaanan si gaar ah idiin ka codsanayaa inaad si intaan ka ballaaran u cover-garaysaan arrimaha musuqmaasuqa, kutakrifalidda awooda iyo hantida qaranka iyo sidoo kale leexsashada raashinka iyo malaayiinta doolar ee lagu caawinay dadka Soomaaliyed ee kasha iyo mooyaha u dhexeeya. Mahadsanhdin.

mu

| Thursday 19 April 2012

3 asbuuc ka hor ayaan bartay websiteka waana website isku taagay dhibka umada somalia gaar ahaan maqalada aad ka qoraysaan arimaha puntland oo ah kuwa lid nagu ah sid puntland iyo burcad bdd iyo is hubaynta puntland…..........hadii aadan ka noqon oo aadan ka toowbad keenin af lagaadada aad aflagaadaynayso dadka ashraafta ah waxad mari doonta meel ay mareen kuwi ka horeeyay .........be carefull mar danbe yaan arag maqaal puntlnad ka dhan ah.

SAID YARE

| Thursday 19 April 2012

asalamu aleykum. I just wanna know who is for this “Media”?.  sababta aan suashan u weydinayo waxay tahay, maxa keenay in Media ha eeey ayada nafteda kala qeybiso deganada somalia amaba usoo gudbiso fariimo shaqsiyal kale oo aan lasoo EDIT gareynin, maxa kenay in meel garowe lagu tagero melna banadir lagaga horjedsado melna banadir lagu jeclado melna garowe lagaga so horjedsado, let the media be Neutral, mediaha hanoqoto mid bulshawenta isu wada keenta oo isu so dumineysa balse yeysan qeybna kaa cararin qeybna kuso cararin..
thank you
said mohamed

 <  1 2 3 4 >  Last »
back to top