Qaadku, Khamriga Waa Ka Daranyahay!
Muddo-kordhinta halka dhinac ee Gollaha Shacabka u sameeyay Farmaajo Isniintii, April 12 waxay soo xirtay albaabadii wadahadallada doorashadda iyo rajadii Shacabka in laga baxo hubanti la’aanta mustaqbalka dalka, waa Warbixinta Keydmedia Online.
Qeybta Koowaad ee Qormada - Bisha Ramadaan waa bil dadka Muslimiinta ah u leh qiimo aad ubalaaran, oo uu Rabbi ugu tala galay inay kasbadaan Ajar iyo xasanaad aad ufara badan. Iyagoo maalintii soomaya, habeenkiina tukanaya, ducaysanaya, Qur´aankana akhrinaya. Tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Dulmigu waa labo nuuc; mid qofku taagtiisa qof, qolo ama qabiil ku galo iyo mid uu u adeegsado awood intaa ka baxsan! Waa qofka si uu kuu waxyeelleeyo, kuu adeegsada itaal uusan lahayn, oo af ama addin leh; mar afmiishaar uu afka u buuxshay kaa adeejiya, marka kalana ciidan dawladeed ama cudud shisheeye kugu muquuniyo.
Sanad baa dhamaaday, mid cusub baa bilawday, maxay kadhigantahay? Maxay nagu dhalin kartaa? Maxaanse ka faaiidaysan karraa? Waxaan wada ognahay inay nolsheenu tahay maalmo, usbuucyo, Bilo iyo Sanado laysku daray. Markasta oo ay maalini tagtana cimrigeeenii waxaa tagay qayb aan noosoo laaban doonin ilaa Maalinta Qiyaamada laga gaaro. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna garan doonin, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Waqtiga iyo dhallinyaradu waa labo mawduuc oo mid walba haddii gaarkiisa looga hadlo aan la soo koobi karin muhiimadda iyo faa’iidada ay u leeyihiin nolosha. Waa labo wax oo isu baahan, balse, aad isu mooggan kolka loo eego sideysan u kala faa’iidaysan, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Halkee laga bilabaa barbaarinta ilmaha ee wanaagsan, waa Su'aal aad muhiim u ah, una baahan inaan si wanaagsan uga fikiro. Waxaa dhab ah inayna ahayn inaan kabilowno sidaan ilamaheena uga reebi lahayn madax adayga, beenta iyo waxyaabaha lamidka ah. Hadaba tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Madaxweyne Farmaajo ayaa markuu dhinacyo badan ka fiiriyay siyaasada uu hadda u baahan yahay inuu doorashadda kusoo galo ayaa waxaa usoo baxday in Kenya la colloobo, islamarkaana shacabka Soomaaliyeed uga dhigo dantiisa gaarka mid qaran.
Marka uu ku dhaliilo qof aad ka simantihiin astaamaha horumarka xagga dhaqaalaha tacliinta iyo deegaankaba waxay ka dhigantahay tusaaleyn nafsadaadana siin karta jaanis ay qaladkeeda ku garwaaqsato, waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Xurriyad la'aanta iyo Qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda iyo samaanteeda, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Waxyaabaha ugu weyn ee tusaalaynaya in Itoobiyaanku siyaasad ahaan doonayaa in lay la wareegayaan talada Geeska Africa waxa ugu cad oo muuqda waa dhismaha Ciidamada BADDA ee itoobiya kaasii daran xarunta dhexe ee laga maamulana ay noqonayso Gobolka ay dagan yihiin Xabashida ee BAHARDAR.
Dadkeena Soomaaliyed waxaad moodaa inay aad uga mashquuleen kana sii jeesteen hardankii soo jireenka ahaa, oo aad moodayso in la kala xaday lana kala xiray oo isfahamkeenii umadnimo ku xiran yahay shirar ay noo qabtaan dad aan isku feker ahayn.
Jimco wanaagsan, Akhriyaha Maanta waa Hogaamiyaha beri. Wax Akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee Insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah Aqoonta Culuunta iyo fikradaha, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Kow iy tobon Sano ka hor Maanta (03.12.2009) oo kale Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdooyinkii waayaha tii ugu xanuunka badneyn, waxaana mar qura Munaasbad Farxad iyo tamashle ku bilaabatay lagu afjaray biliyo Dhiig iyo xinjira durduraya ah.
Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Kalsooni waa dareenka aad ka qabto naftaada ama waa waxa aad ka rumeysan tahay naftaada, Jimco wanaagsan akhriste, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Oktoobar 16, 2011, Kenya ayaa kusoo duushay Soomaaliya, iyadoo mar-marsiiyo ka dhigatay inay baacsanayso Al-Shabaab, sidaasna ugu xad-gudubtay madaxbanaanida dalka iyo qaranimada.