Maqaallo Keydmedia Online | 26 December 2021

Ul-hayaha ninkaan xigin intuu iridda booyaayo, intuu aano kuu dili ninkay talo ag-taallaaba, asal iyo aqoon nimaan lahayn labada loo iisho, intuu aqalka sare Soomaali ka arriminaayo, arki meyno eelkoo baxoo iluhu maaxdaane, arki meyno aamana Rasuul axad walaalaheye, ariki meyno uun wada dega gaclo awgeede. (Abwaan Xaaji Max’ed Adan Liibaan).

TPLF iiyo sida ay mandaqada Geeska ugu mudday mudacyada mariidka leh

Dhib aan dhamaad lahayn ayaa laga dhaxlay TPLF

Maqaallo Keydmedia Online | 10 November 2021

Itoobiya waxay noqotay dalka saddexaad ee dalalka adduunka dadkoodu ka badan yahay 10 malyuun ee tacabka waxsoosaarkoodu aad u kobcay inta u dhaxeeysay sannadihii 2000 ilaa 2018.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 25.3°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)
Maqaallo Keydmedia Online | 12 February 2021

Waxaa tartan adagi dhexmaray Masakiinta iyo maalqabeenada, isagoo mid waliba robo inuu cadeeyo inay iyagu ka qiimo iyo khayr badan yihiin kuwa kale, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta! Qeybta 2aad

Maqaallo Keydmedia Online | 5 February 2021

Halkaan ka Aqriso Qeybta Koowaad ee Qoraalka - Qisadaasi waxay Tusinaysaa waajibka saaran Qofka Muslimka ah: Inuu Diintiisa Akhriyo, Fahmo, Kucaml-falo, diyaara u noqdo inuu ku difaaco: Cilmi, Caqli, Garasho iyo Maskax sare, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Formaajo ka dib ha laga fekero!

Maqaallo Bashir M. Xersi | 4 February 2021

‘Talo adigaa ku nool, ee iyadu kugu ma noola’ ayaa la yiraa. Aniguna waxaan dhahaa; ‘ayaandarro waxaa ugu weyn talada oo kaa hoosbaxda!’ Waxaan uga socdaa, tagtada iyo tacaddiyadii dhacay ha noo dambeeyaane, aan u/ka talinno taaganta, si aan timaaddadu nooga hallaabin.

Cudurka Macaanka & Halistiisa!

Maqaallo Keydmedia Online | 22 January 2021

Ka dib burburkii ka dhacy dalkeena Hooyo, waxaa adkaatay in bulshoweynta Soomaaliyeed aan la kala garan kan qaba ama uu asiibay Cudurka Macaanka iyo kan kale, maadaama aanan jirin wax daryeel Caafimaad oo ku aaddan bulshada ku dhaqan Dalka. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Mooryaannimada ayaa dhaanta dulmi dawladeed!

Maqaallo Bashir M. Xersi | 18 January 2021

Dulmigu waa labo nuuc; mid qofku taagtiisa qof, qolo ama qabiil ku galo iyo mid uu u adeegsado awood intaa ka baxsan! Waa qofka si uu kuu waxyeelleeyo, kuu adeegsada itaal uusan lahayn, oo af ama addin leh; mar afmiishaar uu afka u buuxshay kaa adeejiya, marka kalana ciidan dawladeed ama cudud shisheeye kugu muquuniyo.

Ma ogtahay Waqtigu in uu Qaali yahay?

Maqaallo Keydmedia Online | 15 January 2021

Sanad baa dhamaaday, mid cusub baa bilawday, maxay kadhigantahay? Maxay nagu dhalin kartaa? Maxaanse ka faaiidaysan karraa? Waxaan wada ognahay inay nolsheenu tahay maalmo, usbuucyo, Bilo iyo Sanado laysku daray. Markasta oo ay maalini tagtana cimrigeeenii waxaa tagay qayb aan noosoo laaban doonin ilaa Maalinta Qiyaamada laga gaaro. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta!

Maqaallo Keydmedia Online | 8 January 2021

Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna garan doonin, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Waqtiga iyo dhallinyarada

Maqaallo Keydmedia Online | 1 January 2021

Waqtiga iyo dhallinyaradu waa labo mawduuc oo mid walba haddii gaarkiisa looga hadlo aan la soo koobi karin muhiimadda iyo faa’iidada ay u leeyihiin nolosha. Waa labo wax oo isu baahan, balse, aad isu mooggan kolka loo eego sideysan u kala faa’iidaysan, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Barbaarinta Ilmaha, Halkee Laga Bilabaa?

Maqaallo Keydmedia Online | 25 December 2020

Halkee laga bilabaa barbaarinta ilmaha ee wanaagsan, waa Su'aal aad muhiim u ah, una baahan inaan si wanaagsan uga fikiro. Waxaa dhab ah inayna ahayn inaan kabilowno sidaan ilamaheena uga reebi lahayn madax adayga, beenta iyo waxyaabaha lamidka ah. Hadaba tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Dan Qaran mise tiisa gaarka?

Farmaajo muxuu u xumeeyay xiriirka Kenya?

Maqaallo Keydmedia Online | 22 December 2020

Madaxweyne Farmaajo ayaa markuu dhinacyo badan ka fiiriyay siyaasada uu hadda u baahan yahay inuu doorashadda kusoo galo ayaa waxaa usoo baxday in Kenya la colloobo, islamarkaana shacabka Soomaaliyeed uga dhigo dantiisa gaarka mid qaran.

Waqtiga & tartanka nolosha

Maqaallo Keydmedia Online | 18 December 2020

Marka uu ku dhaliilo qof aad ka simantihiin astaamaha horumarka xagga dhaqaalaha tacliinta iyo deegaankaba waxay ka dhigantahay tusaaleyn nafsadaadana siin karta jaanis ay qaladkeeda ku garwaaqsato, waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Bulsho wada Munaafaqowday!

Maqaallo Keydmedia Online | 11 December 2020

Xurriyad la'aanta iyo Qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda iyo samaanteeda, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Xaqiijinta Heshiiska Berlin 1884

Dib u soo noolaynta Hamiga Xabashiida - Qeybta 2-aad

Maqaallo Keydmedia Online | 10 December 2020

Waxyaabaha ugu weyn ee tusaalaynaya in Itoobiyaanku siyaasad ahaan doonayaa in lay la wareegayaan talada Geeska Africa waxa ugu cad oo muuqda waa dhismaha Ciidamada BADDA ee itoobiya kaasii daran xarunta dhexe ee laga maamulana ay noqonayso Gobolka ay dagan yihiin Xabashida ee BAHARDAR.

Ahmiyada wax Akhriska!

Maqaallo Keydmedia Online | 4 December 2020

Jimco wanaagsan, Akhriyaha Maanta waa Hogaamiyaha beri. Wax Akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee Insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah Aqoonta Culuunta iyo fikradaha, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Shaamow Hotel

XUSUUSTA XILKASKII LA XASUUQAY

Maqaallo Keydmedia Online | 3 December 2020

Kow iy tobon Sano ka hor Maanta (03.12.2009) oo kale Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdooyinkii waayaha tii ugu xanuunka badneyn, waxaana mar qura Munaasbad Farxad iyo tamashle ku bilaabatay lagu afjaray biliyo Dhiig iyo xinjira durduraya ah.