Maqaallo Mohamud M Uluso | 11 September 2020

Khudbadihii Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed, iyo Hirshabelle ka jeediyeen Shirka ka dhacay Baydhabo 9.9.2020 waxay ahaayeen khudbado lagu muujinayo burburka heshiiskii dhusamareb-1, kala qaybsanaanta dowlad goboleedyada, iyo fashilka hadafka asaasiga ah iyo guulaha gogosha dhusamareb.

Qaadku, Khamriga Waa Ka Daranyahay!

Maqaallo Keydmedia Online | 2 September 2020

Bulsho kasta oo meel kuwada nool waxay leedahay waxyaabo lagu Xasuusto oo markii la damco in laga Taariikheeyo ay muhim tahay in la xuso waxyaabahaasi, qeyb ka mida bulsho weynta Soomaaliyeed waxaa ay caan ku yihiin ka Ganacsiga Qaadka, cunistiisa iyo waiba in la gaarsiiyo meelo badan oo kamida Caalamka.

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 28°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......

Taariikhdu waa ma hadho diiwaan galisa dhacdooyinka., Waxaa hubanti ah in talaaba walba oo uu aadanaha qaado horumar iyo dib u dhac intuba ay diiwaanka gali doonto mustaqbalkana la kala Saari doono xaq iyo baadil.

DHAQANKA IYO NOLOSHA SOOMAALIYA EE LAGU MUUJIYEY SAWIRRO FARSHAXANNADEED

Maqaallo Keydmedia Online | 24 July 2010

Hashaan waa Qarankii Soomaaliyeed. Waxa saaran waa: Hantidii Qaranka. Ninka Hoggaanka haya waa: Hoggaamiyahii Qaranka. Ninka midida Caasha ka suraya waa. Hoggaamiyahii Qaranka.Kuwo way burburinayaan.kuwo wey Bililiqeysanayaan. Kuwo wey Badbaadinayaan.Golol Art Gallery 1988HogganAsle:Ciilmidheere iyo Cali Saciid

LAGUYE MAS BAA HADLAY!!!!!!

Maqaallo Keydmedia Online | 22 July 2010

Tan iyo markii Dunida la uumay yaabka waa uu sii tixnaa, isla markaana marba marka ka danbeysay waxaa la arkayay mid ka daran kii hore .Waxaan maqalnay sheekooyin ku saabsan waayadii xuriyada, waxaan aqrinay taariikh la xiriirta talisyadii Rayidka iyo Milatari ahaa ee xukunka Dalka isaga danbeeyay, waxaan u soo joognay 20-sano burbur baa’ba iyo halaaga ah.

Burcad badeeda oo waji Cusub la soo Baxday

Maqaallo Keydmedia Online | 20 July 2010

Mudooyinkanba dunida waxa ay si weyn isha ugu heysay arinta la xiriirata falalka burcad badeeda Soomaalida, waxaana ay taasi suurta gal ka dhigtay in dalalka caalamka ay u soo kala tartamaan boobka kheyraadka dhex ceegaaga badweynta Soomaaliya, waxaana taasii daliil u ah markiibta shisheeya ee maalin walba isa soo tubeysa Xeebaha Dalka.

Muqdisho iyo lacagta cusub

Maqaallo Keydmedia Online | 16 July 2010

Labaatan sano oo Dowlad la’aan iyo dagaal ah oo dhaxalkooda oo noqday geerida shacabka iyo barakacooda ayeey Soomaaliya soo martay isla markaana wali wax is badal ah kama dhicin.

Xanta Xamar

Maqaallo Keydmedia Online | 8 July 2010

Somaalida waxaa lagu xantaa in ay tahay bulsho hadal badan isla markaana waxa walba oo ay aragto si un wax uga sheegto.Todobaadkii hore Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday Dagaal u dhaxeeya dhinacyada isugu awood sheeganaya gacan ku heynta Magaalada, waxaana dagaalkaasi markii ugu horeysay aaga hore ee dagaalka lagu arkay Shariif Shiikh Axmed oo ah Madaxweynaha hada talada haya, waxaana badanka dadka reer Muqdisho markii dhawaqaasi dhagahooda uu gaaray ay xasuusteen waayadii Maxakamadaha iyo sanadkii 2006-dii siday xaaladu aheyd.

Maxaa Xiga ?

Maqaallo Keydmedia Online | 6 July 2010

Soomaaliya waxaa loo tiriyaa in mudo nus qarni ah ay xor aheyd isla markaana ay ka madax banaaneed gumeysi, waxaana gugii 50-aad uu u buuxsamay bishan.Tan iyo xiligaa Dalka waxaa isaga danbeeyay maamulo magacya kale duwan leh, waxaa la soo maray 9- sano oo xukuumad rayid, 21 Sano oo xukun milatari ah iyo ku dhawaad 20 sano oo looma dhama ah.

Muqdisho “ Ma ooyaa”??? + (Daawo Video)

Maqaallo Keydmedia Online | 27 June 2010

Taariikhdu waa ma hadho diiwaan galisa Dhacdooyinka, waana mid mar walba soo bandhigto silsilado dhacdooyin ah. Muqdisho bari waxay aheyd Magaalo Nabadeed, Magaalo Dalxiis, Magaalo horumar misna ku dayasho mudan balse maanta waa intaas lidigood .

Ma Gole Shacab baa mise Gole laaluush ?!!!

Maqaallo Keydmedia Online | 23 June 2010

Yaabaye ma yaabteen!!, Soomaalida oo ah bulsho afku maalnimo alle ku maneestay isla markaana wax walba oo ay tuhmaan ku cabiro Murti, Maahmaah, Xikmad iyo Suugaan ayaa waxa ay tiraahdaa “Oohinta orgiga ka weyn” oraahdan waxa ay adeegsadaan Soomaalida marka ay arkaan arin is qaban la’.