Keydmedia History Clips - Beeni Waa Run! Sangub, Faynuus, Tubeec, Naaji ... [Full Movie]

DAAWO VIDEO CUSUB (Keydmedia) - Keydmedia waxey Sanadkaan idiin doortay Riwaayadaan lasameeyay Sideetameeyadii oo la Magacbaxday "Beeni Waa Run!". Markaad sifiican ugu fiirsatit Silsilada Riwaayada waxaa dareemeysaa iney ka turjumeyso wacyiga Siyaasadeed ee ey Maantay Soomaali ku sugantahay.
Maqaallo Keydmedia Online

Waxaa Jiliya Abwaano caan ah oo Qaarbadan ay Geeriyoodeen Allahu u naxariiste. Abwaanada Riwaayadaan Jilaya waxaa kamid ah: Maxamuud Cabdullahi Sangub, Axmed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac, Faynuus "Sheikh" Sheekh Daahir iyo Shaqsiyaad kale oo badan. 

Hadii aad heysatid Lobo saac iyo bar oo waqti ah waxaan kugu la talineynaa: Waa fursad ee ka faa'ideyso Riwaayadaan Taariikhiga ah.  DAAWASHO WACAN.

Jileyaalka Haldoorkoodi waa kuwaan:

Maxamuud Cabdullahi Sangub, Mahamud, Axmed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac, Khadra Daahir, Faynuus "Sheikh" Sheekh Daahir, Binti Cumar Gacal, Maxamed Adan Dacar, Maxamed Saleebaan Tubeec, Somali Hees, Aamino Abdullahi Xirsi, Saalax Qaasim Naaji, Khadiijo Daahir Boqran, Siciido Cali Caddow, Abdullahi Axmed Daqe, Caasho Xussein Guux, Meecaad Miigane "Waa Macaleesh", Maxamed Yuusuf Cabdi, Aaden Ibrahim Buraale, Maxamed Cumar Hurye, Ismaaciil Cabdi Basbees.




    Maqaallo 11 September 2020 15:57

    Khudbadihii Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed, iyo Hirshabelle ka jeediyeen Shirka ka dhacay Baydhabo 9.9.2020 waxay ahaayeen khudbado lagu muujinayo burburka heshiiskii dhusamareb-1, kala qaybsanaanta dowlad goboleedyada, iyo fashilka hadafka asaasiga ah iyo guulaha gogosha dhusamareb.