Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay?

DAAWO VIDEO CUSUB (Keydmedia) - Daawade Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay? Waxey Keydmedia.net wareysi xiisa badan la yeelatay Fanaankii weynaa ee Fanka Soomaaliyeed Abwaan Siciid Xarawo.
Maqaallo Keydmedia Online

Abwaan Siciid Xarawo oo Kamid ahaa Khubaradii Fanka Somaliyeed ayaa Keydmedia.net kala Hadlay Arimo Badan oo Fanka Khuseeya. Daawasho wacan.




Maqaallo 20 July 2021 9:59

Maamulka Warbaahinta Keydmedia Online, waxaa ay bulshada Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan munaasadda Ciidda Adxda.