Jubbaland oo magacawday guddoomiyaha guddiga qaxootiga
Dhabar-jabkii ugu weynaa ee siyaasadeed ayaa soo gaaray Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib mauddo afar sano ah oo uu isku qarinayay daaha gadiishiisa, dadkana u sheegayay been la dhoodhoobay oo aan bayd run ka ahayn.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa tilmaamay in Farmaajo uu rabo in doorashada uu ku qariyo dambiyo dalka uu ka galay.
Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Akhriso Qeybta Koowaad | Waa nin ku jira da’aadda Kontomeeyadda, oo ku dhashay Jowhar, Shabeellaha Dhexe, wuxuu leeyahay taariikh mugdi ah, oo ka buuxdo hawiye naceyb, qabyaalad iyo musuq-maasuq, tani waa qeybtii labaad ee taariikhda la taliyaha amniga ee Madaxweyne Farmaajo.Hawiye naceyb, qabyaalad iyo Musuq-Maasuq
Waa nin ku jira da’aadda Kontomeeyadda, oo ku dhashay Jowhar, Shabeellaha Dhexe, wuxuu leeyahay taariikh mugdi ah, oo ka buuxdo hawiye naceyb, qabyaalad iyo musuq-maasuq, tani qeybtii koowaad ee taariikhda la taliyaha amniga ee Madaxweyne Farmaajo.
Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Akhriso Qeybta Koowaad | Waa nin ku jira da’aadda Kontomeeyadda, oo ku dhashay Jowhar, Shabeellaha Dhexe, wuxuu leeyahay taariikh mugdi ah, oo ka buuxdo hawiye naceyb, qabyaalad iyo musuq-maasuq, tani waa qeybtii labaad ee taariikhda la taliyaha amniga ee Madaxweyne Farmaajo.Hawiye naceyb, qabyaalad iyo Musuq-Maasuq
Waa nin ku jira da’aadda Kontomeeyadda, oo ku dhashay Jowhar, Shabeellaha Dhexe, wuxuu leeyahay taariikh mugdi ah, oo ka buuxdo hawiye naceyb, qabyaalad iyo musuq-maasuq, tani qeybtii koowaad ee taariikhda la taliyaha amniga ee Madaxweyne Farmaajo.
Soomaalidu nolol kama samenkarto ilo tamereedyada kala ah dabeysha, qoraxda iyo xaabada balse waxey u baahanyihiin ilo tamaredyo caadi ah (conventional energy).
Hoggaamiyayaasha Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea, ayaa bartamihii sanadkii 2018, ku dhawaaqay is-kaashi dhex maraya Saddexda waddan, kaas oo salka ku hayay arrimo siyaasadeed, hayeeshee, Jilaayaashu ku sheegeen, isku xirka xaaladda amni iyo kobaca dhaqaalaha dalalkan.
Madaxweyne walba marka uu muddo xileedkiisa dhammaado, waxaa lagu qiimeeyaa xukunkiisa muxuu u qabtay dalkiisa iyo dadkiisa, wuxuuna ka galayaa taariikhda meel wanaagsan ama baal madow, Farmaajo baal madow ayuu ka galay taariikhda wuxuuna dhalinyarro badan ku qasbay tahriib.
Todobaadkan waxaa jiray dhacdooyin siyaasadeed iyo kuwa amni intaba, balse waxaa aad isha loogu hayay shirka arrimaha doorashadda, kala soco Macluumaad dheeraad ah Warbixinta Todobaad-laha, ee Keydmedia Online.
Afartii sano ee xukunka Farmaajo, waxaa si isdaba loogu xad-gudbay xeerarka warbaahinta iyo xoriyadda hadalka, iyadoo la isku dayay in la aamusiyo saxaafadda madaxa banaan ee Soomaaliya, tani waa Warbixinta tifaftiraha Keydmedia Online ee Muqdisho.
Aqoonta is-barbardhigga Afafka (language comparative scientific) ayaa dhammaan Afafka dunida loo baheeyey sida ay isugu dhow yihiin oo ay isir wadaag u yihiin. Afafkaas waxa laga xusi karaa Indo-European, Neger-Congo, Tibet-Sino, Austronesian, Atlantic-Congo, Xamitic-Semitig (Afro-Asiatic) iwm. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Rooblow waxaa ku hor taalla fursad aad taariikh toolmoon ama mid taban ku tabcan kartid, waxaad heysataa kala doorashada, labadii waddo ee ay kala qaadeen Allaha u naxariistee, Nuur Xasan Xuseen ‘Nuur Cadde’ iyo Cali Maxamed Geedi, ee Maxamed Rooblow, labadaas dhigane midkii mudan magacaada ku qor.
Sooyaalka taariikhda hoggaamiyayaasha adduunka soo maray, buug kasta iyo bog walba aad soo rogto, waxaad ku arkaysaa arrin ay ka siman yihiin, taas oo ah hirgallinta taariikh togan oo maalmaha danbe isaga loo nisbeeyo, dhab ha ahaato ama dhalanteed haka dhignaatee, run ha ahaato ama been la dhoodhoobay ha noqotee, hayeeshee, waxaa Soomaaliya majaraha u hayay afartii sano ee tagay hoggaamiye aan hal baal oo cad wax ku qoran burburin mooyee aan barbaarin umadeed maalin barkeed u bira-tuman.
Waxaa la is waydiinayaa inta ay la egtahay mas’uuliyad amniga, ee lagu wareejiyay Rooble, awoodda uu u leeyahay inuu ku xaliyo khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka. Hadaba Rooble ma yahay shaqsi kasoo bixi kara mas'uuliyadda uu garabka saartay?
Farriintan waxaan ugu talogalayaa; madaxda hadda joogta ama iman doonta iyo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan, si ay cashar siyaasadeed iyo mid maamul ugu noqdaan qof walba oo xil doorasho ama xilasho qabta, maxaa yeelay, waaya’aragnimada laga helay afartii sano ee sawaxanka iyo indhasarcaadinta, ee ku dhammaatay duullaan iyo dhiig; qori caaraddiis, waxa lagama maarmaan ah, inay wax noo taraan ayaamaha dambe.
Todobaadkii tagey waxaa dhacay isbedello diblomaasi iyo falal amni darro, oo uu ku jiro qaraxii saldhigga Waaberi oo Saraakiil lagu laayay, kala soco Macluumaad badan Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.
Dastuur ku tumshada Farmaajo, ee soo taagneyd muddada Afarta sano ah, waxaa loogu dul-qaadanayay qadarinta mudda sharciyeedkiisa, wuxuuse qiimeyntaas ka qaaday kibir iyo kursi u qooq hor leh, wuxuu diiday xuquuqaad diinta iyo dasturka dalka u yaalla siinayaan muwaadiniinta, wuxuu hamiyay inuu xoog ku maamuli karo waddanka