Picture of M.ne Muxammad Sh. Cusmaan “Jawaari”

Articles by M.ne Muxammad Sh. Cusmaan “Jawaari”

M.ne Muxammad Sh. Cusmaan “Jawaari” waa ​Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Analysis M.ne Muxammad Sh. Cusmaan “Jawaari” | 13 April 2021

Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa qormo dheer uga hadlay go'aanka muranka dhaliyey ee Golaha Shacabka ku meelmariyey qaraarka horseedaya muddo kororsi laba sano ah. KEYDMEDIA ayaa idinla wadaageysa qormadda Jawaari.