Picture of Maxamed Macali Cali

Articles by Maxamed Macali Cali

Maxamed Macali Cali waa Gudoomiyaha Xisbiga Xal- Qaran, wuxuuna kamid yahay Mas'uuliyihiinta isbahaysiga 1- Luulyo. 

Editorial Maxamed Macali Cali | 26 September 2020

Wax badan oo ka dhaca dalkeena, oo loo haysto inay si kala duwan u dhacaan oo wax saamayn ah oo ka dhaxeeya aynan jirin, ayaa ku dhaca ujeedo iyo abaabul qorshaysan oo mid ah, ayna fuliyaan kooxo hal meel looga arimo fulinta falalkaas guracan ee lagu gumaadayo.