Picture of Muudey Abiikar Yalaxow

Articles by Muudey Abiikar Yalaxow

Coming soon...

​Qoraaga waxaa kala xiririi kartaa: Mudey221@gmail.com

Article Muudey Abiikar Yalaxow | 26 August 2020

Waxaa isa soo taraya fadeexooyinka Musuq-maasuq iyo wax is dabamarin ee aadka ubaahsan ee uu ku kacay sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaaha Dibadda Axmed Ciise Cawad muddadii uu Wasiirka ahaa illaa haddana uu sii wado isagoo noqday, Wasiirkii ugu tayada xumaa ee soo mara taariikhda Wasaaradda.