Picture of Yusuf Garaad

Articles by Yusuf Garaad

Yusuf Garaad waa Wariye, Qoraa iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Soomaaliya

Editorial Yusuf Garaad | 20 September 2020

Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin. Dow ma aha in xukun ku saleysan mala awaal aan ku rido, ama aan canaan kala dul dhaco mid ka mid ah dhinacyada faraha badan, ee toos ama si dadban u yeelan kara mas’uuliyadda mar-fashilka.

Report Yusuf Garaad | 13 August 2020

Shirka aad loo sugayo ee Dhuusa Marreeb in uu aflaxo in uu qabsoomo ayaa ka horreysa, sidaas waxaa qaba Yusuf Garaad.