Maqaallo Keydmedia Online | 27 October 2020

Qorshaha uu Trump ku doonayo in uu Ciidamadda Mareykanka ugala baxo Soomaaliya ayaa walwal ku abuuray xulufadda ku lugta leh dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo laga codsaday Washington in ay dib uga fiirsato go'aankeeda.

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 26 October 2020

Todobaadkii na dhaafay, wuxuu watay maalmo kale oo Madaxweyne Farmaajo baal-mugdi ah ka galay Taariikhda Soomaaliya, waxay shacabka ku xasuusan doonaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay Maamulkiisa, waa Warbixinta dhacdooyinka todobaadka ee Keydmedia Online. 

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 25°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Hishabeelle oo dooneysa in ay Xakameyso laba doorasho oo mar qura

Warbixin Keydmedia Online | 25 October 2020

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ee muddo xileedka afartii sano ee ugu horreysay ku dhameystay khilaaf iyo laba madaxweyne oo aan xamili karin doorasho ka dhacda deegaankooda ayaa wuxuu isku dayayaan in ay dusha saartaan mar qura laba doorasho oo miisaan culus leh.

‘RAJOCELINTII’ | Q-7AAD

Falanqeyn Keydmedia Online | 25 October 2020

Bogga RAJOCELINTII ee KON | Weerarkii dhacay 06 Juun ee lagu beegsaday Raadiyow Muqdisho; codka Shacabka, ujeedkuna ahaa aamusinta codka Gen. Caydiid, ayna xigsatay, in qabashadiisu noqotay mid abaalgud la ballanqaaday, qofkii geeri ama nolol mid ay tahayba ka keena warbixin ku saabsan.

Dib-u-dhac laga yaabo in ay ku timaaddo Doorashada

Warbixin Keydmedia Online | 24 October 2020

Waxaa laga yaabaa in uu dib-u-dhac ku yimaado nidaamkii lagu ballamay ee doorashada Soomaaliya sanadkan 2020 oo loo qorsheeyay in ay ka dhacdo guud ahaan dalka oo dhan.

Keydmedia Lists

Falanqeyn Ina Cubtaan | 23 October 2020

Bogga RAJOCELINTII ee KON | Talyaanigu wuxuu ka mid ahaa dowladaha ciidanka u soo diray Soomaaliya kuwooda ugu xiriir dhawaa maamulladii dalka isaga dabamaray rayid iyo ciidanba, oo wuxuu ku helay dhawaanshahaa kadeedkii gumaysi iyo kaalintii uu ku ku yeeshay dowladnimada ka dib.


‘Rajiimka’ Farmaajo oo caburin ku haya Warbaahinta Xorta ah

Warar Keydmedia Online | 22 October 2020

Soomaaliya waxaa ka jirta caburin aad u xooggan oo dhanka warbaahinta, waliba waxay aad uga sii dartay markii madaxweyne loo doortay Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo

Wasaaradda Caafimaadka

Musuq-maasuqa Wasaaradda Caafimaadka & deeqdii COVID-19

Warar Keydmedia Online | 22 October 2020

Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa noqoneysa wasaaradda koowaad ee hoggaaminaysa musuq-maasuqa baahsan ee ka dhex socda wasaaradaha kala duwan ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.


Articles from a year ago

Keydmedia Time Machine

Ibrahim Cabdi Geele — Laga soo billaabo markay burburtay xukuumadihii islaamka ahaa ee ilbaxnimada iyo horumarka iftiinka badan ku soo siyaadiyeen dunidan Maanta aan joogno, isbadalka ku sameysay jaahilnimadii hore kuna baddaleen nabad, is dhex gal, iyo casri aan taariikhda dunida hore loo arkin.

Maqaallo Mohamud M Uluso | 19 October 2020 5:00

Warqadda Rai'sul Wasaare Maxamed Xussein Roble u diray Afarta Dowlad gobolleed ee Puntland, Jubbaland, Hirshabelle, Galmudug- ee taarikhdeeda tahay 17.10.2020, kuna saabsaneyd magacaabidda Xubnaha Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal GHDHF 2020/2021, waxay abuurtay isweydiin badan:

‘RAJOCELINTII’ | Q-4AAD

Falanqeyn Ina Cubtaan | 18 October 2020

Sida aan xusay wixii ay rajocelinta ku sheegeen, oo dhab ahaan looga faa’iiday gargaarkii gees walba laga keenay, dadkeennuna ay aad ugu baahnaayeen, haddana, midda indheergaradka u muuqatay, dibna ka soo baxday waxay eheed, in ujeedka faragelintu ahaa, isku fidinta finka Afrikada bari, si looga helo fagaare ay sida ay rabaan ugu faagtaan.

Farmaajo waxaa lagu xasuusan doonaa Qaraxii Zoobe!

Sida madaxweynaha Mareeykanka Donald J. Trump loogu xasuusan doono, ineey hogaan xumidiisa darteed ku hoos dhinteen in ka badan, laba boqoloo kunoo Mareykan ah, ayaa sidaa si lamid ah, MW Farmaajo loogu xasuusan doonaa, in hogaan xumidiida darteed, ummada Soomaaliyeed uga dhinteen, hal maalin iyo waliba hal qarax, tiradii ugu badaneyd ebid, waa qaraxii Zoobe’e.


Aafadii Isgoyska Zoobbe 2

Falanqeyn Ina Cubtaan | 17 October 2020

Ararinta oon ka xumahay, in ay dheeraaatay, anoo ka cudurdarnaya ka dib, aan abbaaro ujeedka qormada, oon doonayo, in aan xusuus uga dhigayo dhacdo xanuunkeeda leh, xinjirta ku baxday, xabaasha badnideeda iyo xoogga qasaaraha weynankiisa, oo dhab ahaantii ka dhigtay, mid ka mid ah dhacdooyinkii dalka ka dhacay kuwoodii ugu saamaynta badnaa si walba.

Bangiyada Soomaaliya & maalgashiga Guryaha

Nidaamka Maaliyadda Al-Shabaab

Warbixin Keydmedia Online | 16 October 2020

Kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab waxay ku xireen saamiga maaliyadeed guud ahaan Soomaaliya, oo ay ku jiraan magaalooyin badan oo ay kamid tahay magaalada Muqdisho, Brian Otieno oo u waramayay The New York Times ayaa yiri "hada ka dib ma aha kacdoon ee waa awood dhaqaale,".

​​​​​​​Waa Kuma Taliyaha Kumaandoosta ee Farmaajo Sharci-darrada ugu xiran?

Taliye Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin, taliyaha sida sharci-darrada ah ugu xiran MW Farmaajo, wuxuu ka mid ahaa, ardeydii Soomaaliyeed ee wax kusoo baratay, kana soo qalin-jabisay, mid ka mid ah jaamacadaha ugu sumcada badan dalka Maleeysiya.

Ganacsiga Caruurta

Warbixin Keydmedia Online | 15 October 2020

Toddobaadyadii u dambeeyay waxaa la arkayay caruur la baafinayo kuwaasoo siyaabo kala duwan uga ambaday xaafadahooda, kaddibna baraha bulshadu ku xiriirto lasoo dhigay baafinta caruurtaas, waa Warbixinta Wariyaha Keydmedia Online ee Muqdisho. 


Aafadii Isgoyska Zoobbe

Falanqeyn Ina Cubtaan | 15 October 2020

Noloshu waa xiiso, xamaasad iyo xanuun. Tan hore waa rabidda wax aad doonayso, jacayl iyo hilow kuu hayaan. Tan dhexe waa sugasho ama la’aanta hirgelidda tan hore, halka tan dambe tahay weynta wadajirka labadaa ama middood, siiba tan hore, oo in ay cudur dabeecadda degaan abuureen keeno karo ama iskiis u dhasha, haddana, tani la dheer tahay, in cudurro maskaxeed iyo dhimir keento, dabcanna laga garto qaarkood oogada inteeda kale

Qaraxii Zoobe

Xusid Qaraxii Zoobe

Maqaallo Keydmedia Online | 14 October 2020

Saddex sanno ayaa kasoo wareegtay Qaraxii Isgoyska Zoobe, oo dhacay 14-kii October 2017, kaaso noqday midkii ugu dhimashada badnaa oo abid ka dhaca wadanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhinteen inta la xaqiijiyay oo ay dowladda faafisay dad gaaraya 578 qof, halka 316 kale ay ku dhaawacmeen. 

Doorashadii Qoorqoor kadib, Galmudug: Xero Qof leeyahay

Faallo Keydmedia Online | 13 October 2020

Waxaa jira isbedelo badan oo ka dhacay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb kadib markii Maamulkii Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo muddo dheer halkaasi maamulayey looga saaray qaab siyaasadeed iyo awood ciidan oo wadajira.

12 October: Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Maqaallo Keydmedia Online | 12 October 2020

In la helo Calan Soomaaliyeed ayaa loo soo maray dhibaato xooggan, laakiin jiilka maanta waxa ay hoos u dhigeen sharafta calankooda.