Dawladnimada Iyo Soomaalida Maantay

Cali Xirsi Kaarshe "Kabayare" — Dawladnimadu ma ahan in la noqdo Madaxweyne ama Wasiir, ama xumin Baarlamaan. Dawladnimadii waxaa ku dhacay Sicir barar, qofka Soomaaliga ahi ma doonayo inuu shaqeeyo asaga oo aan Madax ahayn. Hadaba Su´aashu waxay tahay kuligeen ma noqon karnaa Madax? Haddaanse noqono yaan xukumeynaa?
Editorial Keydmedia Online
Dawladnimada Iyo Soomaalida Maantay

Waxaa kaloo Maantay Soomaalida joogta ugaga yaabay haddii aan dhanka Ciidamada eegno waxay doonayaan inay dhammaantood ay noqdaan Saraakiil, waa Su




Editorial 29 April 2022 13:51

Somalia is on the move. It is pushing for foreign investment, and large infrastructure projects are changing the face of its scarred capital city, Mogadishu. These developments could promise better fortunes for Somalis as the country emerges from the Covid-19 pandemic