Axmed Madoobe oo gaarey Puntland

Garoowe waxaa ku qulayaya tan iyo Sabtidii Musharixiin iyo Mas'uuliyiin kale oo Mucaaradka ka socda oo lagu wado inay shir ku yeeshaan magaaladda.

News Keydmedia Online
Axmed Madoobe oo gaarey Puntland

GAROOWE, Soomaaliya - Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saakay gaarey magaaladda Garoowe, ee xarunta maamulka Puntland.

Wuxuu ku biiray madax halkaasi uga sii horreysay, oo isagu jira mucaarad iyo dowladda, iyagoo u tagey Puntland labo ujeedo oo kala ah inay ka qeyb-galaan marka hore Shir ay soo qaban qaabisay Hertitage iyo mid arrimaha khilaafka doorashadda looga hadli doono, oo ay dhex dhexaadinayaan Deni iyo Qoor Qoor.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.