Somali shops bring color to Turkish capital
Gawaarida ayaa laga fiiqayay muraayadaha Madow ee loo yaqaano Bensalka, si aan loogu soo gamban.
KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland ayaa maanta howlgal lagu qabqabtay dad badan dhalinyaro ka sameeyay xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladda Kismaayo.
Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in howlgalka uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga magaaladda oo dhawaan ka dhaceen dilal qorsheysan, waxaana dadkii lagu qabtay oo dhalinyaro u badan lagu xiray Xarunta Ciidanka Nabad Sugida si baaritaan loogu sameeyo.
KEYDMEDIA ONLINE
Rising number of Somali residents in Ankara attracts entrepreneurs to bring their culture in Turkish capital.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments