Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Munaasabad si heer sare ah loosoo Agaasimay oo ey kasoo Qesbgaleen Maamulka sare ee Jaamacadda SIMAD, macalimiinta Jaamacadda, Waalidiinta ay Carruurtooda qalin jebiyeen iyo marti sharaf kale ayaa Maantay Ardaydaan loogu qabtay Xarunta Jaamacada ee Muqdisho.
"Waa Maalin aan aad iyo aad u faraxsanahay, waxaana ku faraxsanahay in aan Wadankeyga Hooyo wax u bartay" ayee tiri Nuuro oo kamid aheyd Ardaydii Qalinjabiyay.
Gudoomiyaha Jaamacadda C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in Ardaydaan Dalkooda wax u barteen.
SIMAD ayaa kamid ah Jaamacaddaha ugu heer sareeya Magaalada Muqdisho.
Masawirada ka Daawo @Radio Muqdisho - Halkaan Guji
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments