85 Jir oo lagu toogtay Baydhabo

Baydhabo (KON) - Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Magaalada Baydhabo ku toogteen Oday da'a ah oo aan waxba arkin.
Warar Keydmedia Online
85 Jir oo lagu toogtay Baydhabo

Nimankaan dilka geesteen ayaa ka baxsadeen goobta kadib markii ee Marxuumku ku dileen Agagaarka gurigiisa.

Marxuumkaan la dilay ayaa ahaa 85 Jir ilaa iyo hadana ma cada sababta loo dilay.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka dhaca mudadaan dilal qorsheysan, kaasoo ilaa hada ay wax ka qaban la yihiin ciidamada amaanka ee magaaladaasi.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho