Warar Keydmedia Online | 15 June 2010

wararka Keydmedia.net ay ka heshay deegaanka Jiirakuulow ee gobalka Sh.hoose oo ku yaala inta u dhaxeysa Walaweyn iyo Buurhakaba ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kooxa burcad ah halkaasi ay ku tacshiiradeeyeen isla markaana ay ku baarteen gaari ay dad Rakaaab ah saarnaayeen.

Warar Keydmedia Online | 15 June 2010

Wararka ay keydmedia.net ka heleyso Magaalada Baladweyn ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in saakay halkaasi laga dareemayo is badal dhanka maamulka la xiriira.

Warar Keydmedia Online | 15 June 2010

Afhayeenka odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo warbaahinta la hadlayay ayaa ugu baaqay hogaanka Xisbul Islaam Xasan Daahir Aweys inuu towbad keeno isla markaana alle uu danbi dhaaf weydiisto.

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir C/llaahi Xirsi Wardheere oo Warbaahinta la...

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Pro Max'ed Cumar Dalxa oo ay Maxkamada sare aaminsantahay inuu yahay gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Sharciyan ayaa waxa uu sheegay in dacwad la xiriirta kiiskaasi oo ka socota Maxkamada sare iminka ay mareyso gabgabo.

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Hub qiyaastii la sheegay inuu hoobiya ahaa ayaa maanta ku dhacay Suuq yaraha Xamar Jajab ee Gobalka Banaadir waxaana uu sababay qasaaro gaaray dadka shacabka ah ee ku sugnaa suuqaasi.

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Wararka warbaahinta keydmedia.net ay ka heleyso Magaalada Doolow ee ku dhaw xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconaya iminka dhaq dhaqaaq Ciidan oo balaaran

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sheikh Xasan Daahir Aweys oo maanta shir saxafaadeed ku qabtay gudaha...

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Kadib qarax xalay ka dhacay Magaalada Caasimada u ah Kenya ee Nairobi ayaa waxaa soo ifbaxay durba walaac arintaasi ku aadan oo ay muujinayaan dadka Soomaalida ah ee ku nool Dalkaasi.

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Kaluumeysatada ka xoogsata xeebaha Magaalada Muqdisho ayaa xiligan la joogo ay aad u yartahay fursadaha ay u heli karaan badda in ay ka jalaabtaan.

Warar Keydmedia Online | 14 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay heleyso Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan...

Warar Keydmedia Online | 13 June 2010

Gudoomiyaha Degmada Xamar jajab C/baasid Max'ud oo warfidyeenka kula hadlay gudaha muqdisho ayaa sheegay in ciidmada Milatariga...

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......