Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho(Keydmedia)Waxaa dhamaan dalalka caalamka maanta si isku mid ah looga ciidayaa guud ahaan dunida Muslimka,.
Muqdisho(Keydmedia) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda kmg ah ayaa xukun dil ah ku riday eedeysane loo heystay fal ah inuu Bam ku tuuray ciidamada dowladda.
Muqdisho(Keydmedia) R/wasaaraha Dowladda KMG ah Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay is gar gaaraan isla markaana ay isu hiiliyaan.
Hargeysa(Keydmedia) Taliyihii ciidamadda Nabad sugida maamulka Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in gabi ahaanba isaga tagay shaqadii uu ka hayay maamulkaasi
Muqdisho(Keydmedia) Wariyaasha ka howl gala gudaha Magaalada Muqdisho ayaa cabasha balaaran ka muujinaya xiligan dhaqanka guracan ee ciidamada AMISOM ay kula kacaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka.
Galguduud(Keydmedia) Waxaa saakay xasilooni laga dareemayaa Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud halkaasoo xalay ay ku dagaalameen xoogaga Ahlu-sunna iyo kooxda Godane.
Makka(Keydmedia) Waxaa maanta muslimiinta caalamka ee ka kala tagtay dunida daafaheeda ay si wada jir ah u taagan yihiin banka carafe halkaasoo ay ku gudanayaan rukniga labaad ee arkaanta Xajka.
Muqdisho(keydmedia) Gduoomiyaha gola guurtida Siyaasadda Hawiye Shiikh Ciise Axmed Dalabeey Ciise Dheere ayaa si kulul u dhaliilay qaab dhismeedka xukuumadda uu dhawaan ku dhawaaqay R/wasaare Farmaajo.
Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda Cagta ee Dalka England ee man-united ayaa xaqiijisay riyadeedi aheyd in ay kaalmaha hore ee horyaalka Dalkaasi isku hubsato.
Muqdisho(Keydmedia) waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulan isugu yimid xildhibaanada Baarlamaanka, waxaana la rumeesnaa in kulankaasi looga doodi doono arimo la xiriira xukuumadda.
Muqdisho (Keydmedia) Waxaa Daqiiqada ka hor ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan C/lle ee magaalada Muqdisho diyaarad siday lamaanayaashii u dhashay dalka Ingiriiska ee ay burcad badeeda Soomaalida afduubka u heysteen.
Jawhar(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxaha dowladda ka soo horjeeda ee ka taliya gobalkaasi ay saakay ka bilaabay degmada warshiikh qabuuro burburin.