Warar Keydmedia Online | 26 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa seddexdii casho ee la soo dhaafay gudaha magaalada Muqdisho ka soconayay kulamo gaar gaar ah oo ay xildhibaanada Baarlamaanka ku yeelanayaan gudaha Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 26 November 2010

Sports(Keydmedia) Xiriirka kubadda cagta aduukna ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan FIFA ayaa sheegtay in shirkadda Hyundai-Kia ay kordhisay heshiiskii FIFA ee la xiriira maalgalinta dhacdooyinka koobka aduunka 2018 iyo 2022.

Warar Keydmedia Online | 26 November 2010

Jabuuti(Keydmedia) Gobalka Carta ee Dalka Jabuuti ayaa tababar loogu soo xiray 10 sarkaal oo soomaali ah, kuwaasoo tababarkood ay ku deeqday dowladda Jabuuti ee dariska la ah soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 26 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wakiilka gaarka ah ee midowga yurub u qaabilsan arimaha Soomaaliya Georges-Marc Andre ayaa sheegay in ay si weyn uga walaacsanyihiin xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 26 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Sii hayaha xilka wasiirka dib u dajinta iyo Bani’aadanimada Dowladda KMG ah Max’ud Cabdi Ibraahim Garweyne ayaa sheegay in aan lagu qanci Karin raali galintii Amisom ay ka bixisay xasuuqii Talaadadii.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Hiiraan(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in tuulo ka tirsan gobalkaasi uu ka dhacay qarax sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Sports (Keydmedia) Ciyaartooyda Xulka qaranka K/cagta Soomaaliya oo ka qeyb galaya tartanka CECAFA 2010 ee ka dhacaya wadanka Tanzania.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Boosaaso(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada taageera Faroole ay xalay ilaa saakay dad rayid ah ka xir xireen gudaha magaalada Boosaaso

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda Cagra Man united ayaa xalay ciyaar la wadaagtay naadiga kale Rangers, waxaana ciyaarta oo aheyd mid aad u kulul suurta gali weysay labada naadi in goolal ay iska dhaliyaan

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Galguduud(Keydmedia) Kooxda ahlu-sunna ee ka talisa qeyba ka mid ah gobalka galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay gubeen gaadiid sahay u siday kooxda dagalka kula jirta ee uu hogaamiyo Axmed Godane.

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya soo gaaray culimaa’udiin Soomaaliyeed oo ka soo haajiray cadaadiska tirada badan ee kooxda Faroole ay ku heyso culimada Soomaaliyeed

Warar Keydmedia Online | 25 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu toogtay mid ka mid ah aqoonyahanadda qurba joog ahaa ee Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii Farmaajo loo magacaabay R/wasaare.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)