Warar Keydmedia Online | 20 August 2010

keydmedia (Muqdisho) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dowlada KMG C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay isu taagto gacan qabashada wasaarada Bani'aadanimada Dowlada.

Warar Keydmedia Online | 20 August 2010

keydmedia(koonfur-afrika)Iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee rabadaan ayaa hadana haben waliba waxaa dhibaato loogu geystaa Dalka Southafrica somali farabadan, xadgudubyada ayaa inta badan kadhaca tuuloyinka ka fog fog magalada habeen ka hor ayaa waxaa la weraray tukaan ay lahaayen somalida oo kuyaala tuulo lagu magacaabo filibis taasoo qiyaastii u jirta maglada cepeton 85 km.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

keydmedia(Muqdisho) Wararka laga helayo degmada Xarardheere ee gobalka Mudug ayaa sheegay in halkaasi laga dareemayo saan saan dagaal oo u dhaxeysa dhinacyada Dowlada ka soo horjeeda.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

Keydmedia (Muqdisho) Xisbiga ka taliya deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa maanta is hortaag ku sameeyay samafalayaal ku howlanaa qeybinta raashiin loogu tala galay afurinta dadka sooman.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

keydmedia (Muqdisho) Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxaha halkaasi ka taliya ay maanta la wareegeen furayaasha baqaaro halkaasi ku yaalay.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

Keydmedia (Muqdisho) Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay mudanayaasha Baarlamaanka ku howlanaayeen ansixinta ansaxinta dastuurka lagu maamulayo Dalka, waxaana fadhiya badan oo qaarkood buuq ku dhamaaday looga hadlay arinkaasi.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

Keydmedia (Muqdisho) Qaar ka mid ah madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Dowlada KMG ah Soomaaliya ayaa daboolka waxa ay ka qaadeen in ay soo gaartay wareegto lagu kala darayo Maxkamadaasi

Warar Keydmedia Online | 19 August 2010

Keydmedia (Muqdisho) Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah Soomaaliya gaar ahaan Booliska ayaa saakay howl gal baaritaana ah waxa ay ka bilaabeen degmooyinka Waabari iyo dharkeyley oo ka mid ah goobaha Dowlada ay gacanta ku heyso.

Warar Keydmedia Online | 18 August 2010

The best selection of books, for Keydmedia readers, featuring exclusive titles from leading Somali authors.

Warar Keydmedia Online | 18 August 2010

keydmedia (Muqdisho) Qaar ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed ee ku nool qeyba ka mid ah Gobalka Galguduud ayaa faahfaahin waxa ay ka bixiyeen dhibaatada dadka shacabka ah ka gaartay dagaalkii ka dhacay Xadka gobalkaasi uu la wadaago Itoobiya.

Warar Keydmedia Online | 18 August 2010

Keydmedia( Muqdisho) Waxaa xalay kooxa aan la aqoonsan ay Bam gacmeed ku tuureen Saldhiga Afar irdood ee Degmada Xamar-weyne oo hada fariisin u ah Ciidamo Boolis ah oo ka tirsan kuwa Dowlada

Warar Keydmedia Online | 18 August 2010

Muqdisho (keydmedia) Ciidamada ururka Ahlu-suna Waljamaaca ee ku sugan degmada Guriceel ee gobalka Galguduud ayaa wada maalinkii seddexaad howl galo ay ku xirxirayaan dad rayid ah.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.7°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)