Warar Keydmedia Online | 2 August 2011

Garoowe (Keydmedia) - Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababat ayaa ka dhacay Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland, sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi.

Warar Keydmedia Online | 2 August 2011

Mogadishu (Keydmedia) - Tan iyo markii ay dib u curteen dagaalada kasocda magaalada Muqdisho, isla markaana dowladda KMG iyo AMISOM ay kula jiraan Al-shabaab ayaa waxaa soo badaanayay musuq maasuq dhanka rasaasta ah.

Warar Keydmedia Online | 1 August 2011

Muqdisho (Keydmedia) - Kow iyo toban qof ayaa ku dhimatay, saddex kalena way ku dhaawacantay dagaal ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlu Sunna oo dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhex maray deegaanka Busaar oo 40 kilo mitir u jira degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Dowlada KMG ah iyo maamulada shababa ee gobalada kale duwan ayaa isku waafaqay in maalinta barito ah ay tahay bil Ramadan.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Khaliif jire Warfaa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

BOOSAASO(KEYDMEDIA) Maamulka C.raxmaan Faroole ee Magaalada Bosaaso ayaa xabsiga ka sii daayay wariye Feysal Max’ed xasan Boston oo muda ka badan bil ku jiray xabsi ay maamulaan ciidamada Faroole.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

MUQDISHO (KEYDMEDIA) - Kooxda shabaab ayaa amar ku siisay dhamaan shirkadaha adeegsada mootoorada ee suuqa bakaaraha iyo agaarihiisa ku yaala in ay damiyaan Matoorada si ay u soo weeraraan ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada oo hada suuqa ku sugan.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

MUQDISHO (KEYDMEDIA) - Taliyaha booliska dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Shiikhunaa Maye ayaa ka dalbaday midowga yurub iyo Amisom in ay kaalin ka cayaaraan qorshe booliska lagu barayo luqada Engslish-ka.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2011

GEDO(KEYDMEDIA) Dagaal sababay qasaaro ayaa ahlu-suna iyo Shabaab ku dhex maray degmada buurdhuubo ee gobalka Gedo Xalay.

Warar Keydmedia Online | 30 July 2011

MUQDISHO (KEYDMEDIA) - Al shabaabka magaalada beledweyn ee gobalka Hiiraan ayaa bilaabay in ciidamo gurmad ah ay u soo diraan Shabaabka muqdisho oo awoodooda lagu wiiqay dagaaladii ka dhacay Muqdisho khamiistii.

Warar Keydmedia Online | 30 July 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Waxaa saakay mar kale ka bilowday dagaalo u dhaxeeya Alshabaab iyo dowlada, Ahlu-suna iyo Amisom oo isku dhan ah.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 24.7°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)