Warar Keydmedia Online | 9 August 2010

Iyadoo ay jirtay qeyla dhaan ay muujinayaan golaha deegaanka Xamar oo ku aadan qaab dhismeedka maamulka Gobalka Banaadir ayaa hadana maamulka waxa uu ka dhawaajiyay in aanu aqoonsaneen gole deegaan.

Warar Keydmedia Online | 9 August 2010

Waxaa saakay waabarigii ay ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah Soomaaliya ka wadaan degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir Howl galo aan sababtooda la ogeyn.

Warar Keydmedia Online | 9 August 2010

Golaha deegaanka xamar oo kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho ayaa ku goodiyay in ay soo dhisi soo dooran doonaan Duqa Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Shilalkan kale duwan ee saacadihii la soo dhaafay kala dhacay ayaa waxa ay sababeen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii saarnaa gaadiidka shilka galay.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Maamulka ka taliya Gobalka Jubadda Hoose ayaa ugu baaqay shacabka dagan halkaasi in ay ka qeyb galaan dagaalka uu maamulka kula jiro ninka lagu Magacaabo Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe)

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Gaadiidleyda ka shaqeysa inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa xiligan waxa ay muujinayaan cabasho aad u balaaran oo ku aadan dhibaatooyin la soo darsay qaab howleedkooda

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Wararka keydmedia.net ay ka heleyso deegaanka Buuraleyda ah ee Galgala ayaa sheegaya in halkaasi uu mar kale ka bilowday dagaal u dhaxeeyay Max’ed Saciid Atam iyo Ciidamada maamul deegaameedka Bari iyo Nugaal

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Maamulka ka taliya waqooyga Magaalada Galkacyo oo afkaar ahaan ay isu dhaw yihiin kan ka jira Bari iyo Nugaal ayaa ka dhawaajiyay talaabo la mid ah tii uu hore u qaaday maamulkooda.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2010

Hogaamiyaha Xisbiga Dagaalada ka wada Dalka Xasan Daahir Aweys oo ka qeyb galay shir ujeedkiisa ahaa qorshe lagu dar dar galinayo wax u qabadka barakacayaasha Soomaaliyeed ee duleedka Muqdisho ayaa ku dhaliilay ganacsatada in aanay ka qeyb galin dagaalka ay ku jiraan Xisbigiisa iyo kooxaha ku afkaarta ah.

Warar Keydmedia Online | 7 August 2010

C/raxiim Ciise Cadow,Agaasimaha RadioMogadishu ayaa ka dhawaajiyey hogaanka Alshabaab ay isku heystaan shan ajaanii.Isagoo ka hadlayay Radio-mogadishu ayaa Sh. C/raxmaan Ciise uu cadeeyay in hogaanka Saraakiisha sar sare ee Soomaalida ay ka wareegtay taladii hogaanka.

Warar Keydmedia Online | 7 August 2010

Muqdisho (Keydmedia.net) - Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah gaar ahaan Booliska ayaa manta howl galo ay ku beegsanayaan maandooriyaasha waxa ay ka fuliyeen degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir.

Warar Keydmedia Online | 7 August 2010

Muqdisho (Keydmedia.net) - Wararka keydmedia.net ay ka heleyso Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Nabad-doono deegaanka ah ay shil ku galeen qeyba ka mid ah gobalkaasi.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.7°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)