Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Boosaaso: (keydmedia.net) waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxaysaa weerar xalay kooxo hubaysan ay ku qaadeen Xarun ciidama Maamulka goboleedka Faroole ay ku lahaayeen magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa gabi ahaanba maanta isaga baxay degmada baled xaawo ee gobalka Gedo ciidamadii dowlada iyo ahlu-suna ee dhawaantan ku sugnaa deegaanadaasi

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Duqowda iyo wax garadka ka soo jeeda deegaanka cadaado oo uu ka taliyo maamulka ximan iyo xeeb ayaa dalbaday in si deg deg ah loo soo celiyo dadkii ku barkacay dagaaladii dhawaan ka dhacay cadaado.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Degmadax afgooye ee gobalka Sh.hoose oo ka tirsan deegaanada ka maqan gacanta dowladda ayaa iminka waxaa ka bilowday talaabooyin loogu diiwaan galinayo dhalinyarada deegaanka ka qeyb galka dagaalka ka socda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Warar ay keydmedia ka heshay magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in xoogaga dowladda ka soo horjeeda ku xireen laba wiil oo ku shaqeysan jirtay duubista aroosyada.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max’ed Max’ud Tarsan ayaa sheegay inuu aad uga soo horjeedo talaabooyinka lagu duqeynayo goobaha shacabka ay daganyihiin.

Warar Keydmedia Online | 29 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiye ku xigeenka Hey’adda Nabadda iyo xuquuda aadanah Elman Cali Shiikh Yaasin (Cali fadhaa) ayaa aad u canbaareeyay dhibaatada xasuuq ee ay muqdisho ka geysanayaan ciidmada Shisheeye iyo kooxaha mucaaradka.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2010

London (keydmedia.net) - Gudaha dalka Ingiriiska waxaa xiligaan ka taagan arrin dadka la fajaceen oo ku saabsan Hooyo Soomaaliyeed oo dishay gabar yar oo ay dhashay, kadibna ku shubtay Aashito ama Acid Meydka gabadheeda si aan loo arag.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno gobalka Sh.hoose gaar ahaan duleedka degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi lagu karbaashay dhalinyaro adeegsaneysay telfoonka gacanta lagu qaato ee Mopile-ka.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in xabsiyada magaalada Baledweyn ee gobalka Hiiraan iminka ay ku jiraan dad fara badan oo ay la tahay maamulka in ay la shaqeynayeen Dowladda KMG ah.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno Magaalada Jawhar ee xarunta Gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in maamulka halkaasi ka taliya uu xabsiga dhigay rag xiirtay Garka.

Warar Keydmedia Online | 27 October 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa maanta gudaha Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda QM oo uu hogaaminayay Agostine Mahiga oo Qm u qaabilsan arimaha Soomaliya.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28.2°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)