Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Taliyaha Ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalada xiligan ka socda magaalada Muqdisho aanay aheyn kuwa lagu sheegi karo dagaal balse taa badalkeed waxa uu ku tilmaamay ciyaar.

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Warar dhanka caafimaadka ah ayaa sheegaya inuu aad isu sii taraya qasaaraha rayid ee Dagaaladaasi ka dhashay

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Xildhibaanad Xaawo C/laahi Qayaad oo ka mid ah Barlamaanka KMG ah ayaa shir saxaafadeed ay maanta ku qabatay gudaha Muqdisho waxa ay ku sheegtay in aan loo baahneyn xiligan Saraakiil in la dalacsiiyo.

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Iyadoo dhawaan oo aad isu soo tarayay khilaafaadka u dhaxeeya WFP iyo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta afhayeenka Gobalka Banaadir waxa uu shaaca ka qaaday in is afgarad uu dhex maray iyaga iyo WFP

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Sarkiisha ururka Ahlu-suna Waljamaaca ee ku sugan Gobalka Galguduud ayaa sheegay in Dowlada ay qorsheyneyso wax isdaba marin iyo in Heshiiskii la wada galay ay dowlada ka baxday.

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Dadka ku nool gobalka Sh.hoose gaar ahaan Degmada Afgooye ayaa siyaaba kale duwan uga hadlay amaro dhawr ah oo shacabka halkaasi dagan shalay ay ku soo rogeen ururka Xisbul Islaam

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Wararka laga helayo Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ka mid ah Deegaaanda ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ayaa sheegay in halkaasi saakay ay ka jirto xaalad cakirnaan ah oo daran

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Wararka laga helayo dhanka Degmooyinka ku yaala Waqooyga Magaalada Muqdisho gaar ahaan Shibis iyo C/casiis ayaa saaklay laga dareemayaa Xaalad daganaan ah.

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Maamulka ururka Xisbul islaam ee Degmada Afgooye ayaa maanta Degmadaasi ka soo saaray arimo dhawr ah oo la farayo bulshada

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

MAXAAD ISLEDAHAY MARKAAD ARAGTID, MUQAALKAAN?

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heleyso tuulooyin ka tirsan Gobalka Sh.dhexe ayaa sheegay in Sanadkan uu hoos u dhac balaaran ku yimid howlaha beer-tacbashada ee deegaanadaasi.

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Tan iyo Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa aad u sii badanayay siyaasiyiinta ku sii qol qoleysa Xafiiska R.wasaare Cumar C/rashiid Cali kadib markii uu soo baxay war sheegaya in R.wasaaraha is badal uu damacsanyahay

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 23.8°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)