Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Dadka ku nool degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir ayaa qeyla dhaan balaaran waxa ay ka muujinayaan Rag hubeysan oo fatqalalo dhanka amaanka la xiriira ka wada gudaha Degmada

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Sida ay ku heshay Wararka Warbaahinta Keydmedia.net Tuulo ku taala meel qiyaastii 30 Km u jirta Magaalada Cabudwaaq ee gobalka Galguduud ayaa waxaa ka kacay Dab qasaaro geestay.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heshay Degadmada Buula Mareer ee gobalka Sh.hoose ayaa sheegay in raxan eeya ah ay halkaasi dad rayid ah ku weerareen

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

waxaa Saakay Sarakac baahsan laga dareemayaa qiimaha lagu raaco gaadiidka dadweynaha gudaha Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Maamulka ka taliya Gobalka Hiiraan ayaa maanta meel fagaara ah ku gubay dawooyin la sheegay in taariikhdooda ay idlaatay.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Waxaa Xalay gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday mid ka mid ah fanaaniinta tirade yar ee ku haray Dalka kadib burburkii

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Waxa xalay fiidkii ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho is rasaaseen u dhaxeysa Xoogaga hubeysan iyo ciidamada AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Wararka keydmedia.net ay heleyso Magaalada Jawhar ee Xarunta gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in isbadal weyn laga dareemay Seylada Xoolaha

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Barlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Dadka Dagan Degmada Cadaado ee gobalka Galguduud ayaa maanta halkaasi ka dhigay dibad bax ay ku codsanayaan in la sii daayo labaanayaasha Britian ee gacanta ugu jira kooxa burcad badeeda Soomaalida.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Waxaa saakay gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari maamul deegaameedka ka jira halkaasi ay ka bilaabeen burburinta gooba ganacsi oo ku yaala Magaaladaasi.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heleyso Bariga Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Xalay halkaasi uu kacay Dab sababay qasaaro maaliyeed oo balaaran.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 25.4°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)