Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

kadib Dagaalo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay qeyba ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababeen in dad hor leh ay ka barakacaan Magaalada.

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Agaasimaha Idaacada Shabelle Cismaan C/laahi Guure ayaa si kulul uga soo horjeestay Amar ka soo yeeray hogaanka Xisbul islaam ee gobalka Banaadir

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Madaxweyne Shariif Shikh Shikh Axmed oo shalay galinkii danbe booqday dakada Magaalda Muqdisho ayaa kormeer waxa uu ku soo kala bixiyay qeybaha Dakada.

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Dadka barakacayaasha ah ee ku nool deegaanka kaxda oo ku yaala Duleedka Degmada dharkeynley ee gobalka Banaadir ayaa cabasha balaaran ka muujiyay ciidamo ka tirsan Dowlada oo xiray wadadii galeysay Deegaankaasi

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Afhayeenka wasaarada warfaafinta Dowlada Soomaaliya C/risaaq Qeylow ayaa shir saaafadeed oo uga jawaabayo hadalka ka soo yeeray Gudoomiyaha Xisbul islaam ee gobalka Banaadir ku qabtay Magaalada Muqdisho

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Gudoomiyaha Xisbul islaamka Gobalka Banaadir Macalin Xaashi Max'ed Faarax oo maanta Muqdisho ku qabtay Shir Saxaafadeed ayaa digniin adag u diray wariyaasha Muqdisho ka howl gala.

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Waxaa xalay fiidkii gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan agagaarka shirkadaha lagu dilay nin rayid ah oo si weyn suuqa looga yaqaanay

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Taliyaha Ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalada xiligan ka socda magaalada Muqdisho aanay aheyn kuwa lagu sheegi karo dagaal balse taa badalkeed waxa uu ku tilmaamay ciyaar.

Warar Keydmedia Online | 30 June 2010

Warar dhanka caafimaadka ah ayaa sheegaya inuu aad isu sii taraya qasaaraha rayid ee Dagaaladaasi ka dhashay

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Xildhibaanad Xaawo C/laahi Qayaad oo ka mid ah Barlamaanka KMG ah ayaa shir saxaafadeed ay maanta ku qabatay gudaha Muqdisho waxa ay ku sheegtay in aan loo baahneyn xiligan Saraakiil in la dalacsiiyo.

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Iyadoo dhawaan oo aad isu soo tarayay khilaafaadka u dhaxeeya WFP iyo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta afhayeenka Gobalka Banaadir waxa uu shaaca ka qaaday in is afgarad uu dhex maray iyaga iyo WFP

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Sarkiisha ururka Ahlu-suna Waljamaaca ee ku sugan Gobalka Galguduud ayaa sheegay in Dowlada ay qorsheyneyso wax isdaba marin iyo in Heshiiskii la wada galay ay dowlada ka baxday.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28.6°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)