Warar Keydmedia Online | 26 June 2010

Warar xili dhaw ay warbaahinta Keymedia.net ka heshay Deegaanka Ceelasha Biyaha Duleedka Magaalada Muqdisho oo ah Deegaan ay u barakaceen dadkii ka cararay Dagaalada Muqdisho ayaa dil loogu geestay wiil iyo Aabihiis oo wada socday

Warar Keydmedia Online | 26 June 2010

Warar dhanka Caafimaadka la xiriira oo ay Warbaahinta Keydmedia.net ka heleyso Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in gobalkaasi xiligan gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka Maleeriyad.

Warar Keydmedia Online | 26 June 2010

Ciidamada AMISOM ee taageera Dowlada isla markaana iminka ku sugan gudaha Muqdisho ayaa barqadii maanta dil u geestay wiil dhalinyara ah

Warar Keydmedia Online | 26 June 2010

Waxaa xalay gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir ka dhacday munaasabad lagu xusayay Xuriyadii gobalada Waqooyi ee Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 26 June 2010

Dadka Barakacayaasha ah ee ku Nool Gobalada Banaadir, Sh.hoose iyo Sh.Dhexe ayaa sida wada jir ah waxa ay cabasha uga muujiyeen roobab 24-saac ee la soo dhaafay ka da'ayay gudaha Gobaladaasi

Warar Keydmedia Online | 25 June 2010

Xubna ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Xamar oo maanta saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada muqdisho ayaa si weyn u dhaliilay Maamulaka Gobalka Banaadir

Warar Keydmedia Online | 25 June 2010

Dadka Ganacsatada ah ee ku ganacsada Suuq Yaraha Buula Xuubeey ayaa maanta waxa ay cabasho ka muujiyeen ciidan ku labisan Dareeska Dowlada kuwaa lacaga xad dhaaf ah weydiistay.

Warar Keydmedia Online | 25 June 2010

Waxaa saakay ilaa iyo hada gudaha Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir lagu arkayaa meydka Ruux dhalin yara ah kaas oo la aqoonsan la'yahay

Warar Keydmedia Online | 25 June 2010

Wararka ay Kedmedia.net ay ka heleyso Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaasi ay ku waxyeeleeyeen dad rayid ah kooxa hubeysan oo aan la aqoon.

Warar Keydmedia Online | 24 June 2010

Agaasimaha Isbitaalka Madiina oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay gudaha isbitaalka ayaa gaashaanka u daruuray in Dhaqaatiirta isbitaalka Madiina ay kili kala baxeen bukaan isbitaalka La keenay

Warar Keydmedia Online | 24 June 2010

Dhaqaatiirta ka howl gasha Xarumaha bukaan socod eegtayaasha iyo isbitaalada ku yaala Gobalka Sh.hoose ayaa ka dalbaday shacabka ku nool halkaasi in ay iska ilaaliyaan dhibaatada ka dhalan karta biyaha Wasaqeysan

Warar Keydmedia Online | 24 June 2010

Salaadii Subax kadib saakay dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Howl-wadaag waxa ay indhaha ku kala qaadeen Rasaas ay is weedaarsanayaan dhinacyada ku loolamaya gacan ku heynta Magaalada.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)