Warar Keydmedia Online | 5 July 2010

Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay gudaha Magaalada Muqdisho siyaaba kale duwan loogu dilay dad rayid ah kuwaa oo dilkooda ay fuliyeen kooxa aan la aqoon.

Warar Keydmedia Online | 5 July 2010

Wararka laga helayo qeyba ka mid ah gobalka Muqdug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad dhex maray ciidamada Xisbul islaam iyo dhalinyaro deegaameed.

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Waxaa maanta shaqa joojin ku dhaqaaqay Ganacsatada Suuq Buucleey oo ka mid ah Suuqyada ku yaala gudaha Degmada Dharkeynley ee gobalka Banaadir.

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Wafadi uu hogaaminayo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka anbabaxay garoonka diyaaradaha Aadan C/lle ee Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Waxaa maanta Barqadii gudaha Degmada Xamar weyne lagula beegsaday qarax miino agaasimaha guud ee wasaarada Maaliyad.

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Waxaa Saakay Degmooyinka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho oo Saacadihii la soo dhaafay Xasiloonaa ka bilowday Dagaal u dhaxeeya dhinacyada legdanka Dagaal uu ugu dhaxeeyo Gudaha Magaalada Muqdsiho

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Saacada kadib Markii qoraal ka soo baxay Xafiiska R.wasaare Sharmar'ke uu ka soo baxay liiska wasiirada cusub ayaa waxaa arinkaasi ka soo horjeestay Ahlu-suna oo baryahan la safneed Dowlada

Warar Keydmedia Online | 4 July 2010

Qaar ka mid ah Haweenka xubnaha ka ah Dowlada ayaa siyaaba kale duwan uga hadlay Dagaalada Marasta iyo maatada ay ku dhamaanayaan ee xiligan ka socda magaalada Muqdisho

Warar Keydmedia Online | 3 July 2010

Firso DHACDA UGUB AH - HASSAN DAHIR AWEYS

Warar Keydmedia Online | 3 July 2010

sida aan idin balan qaadnay Aqristayaal waxaan halkan idinkugu soo gudbnay liiska wasiirada cusub ee Xukuumada Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 3 July 2010

Warar hada aan helnay ayaa sheegaya in R.wasaare Sharmar'ke uu ku dhawaaqay gole wassiiro cusub

Warar Keydmedia Online | 3 July 2010

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in beer falatada deegaankaasi xiligan ay dhibaato xoogan ay kala kulmayaan cayayaan.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 25.5°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)