Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Wararka laga helayo Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ka mid ah Deegaaanda ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ayaa sheegay in halkaasi saakay ay ka jirto xaalad cakirnaan ah oo daran

Warar Keydmedia Online | 29 June 2010

Wararka laga helayo dhanka Degmooyinka ku yaala Waqooyga Magaalada Muqdisho gaar ahaan Shibis iyo C/casiis ayaa saaklay laga dareemayaa Xaalad daganaan ah.

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Maamulka ururka Xisbul islaam ee Degmada Afgooye ayaa maanta Degmadaasi ka soo saaray arimo dhawr ah oo la farayo bulshada

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

MAXAAD ISLEDAHAY MARKAAD ARAGTID, MUQAALKAAN?

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heleyso tuulooyin ka tirsan Gobalka Sh.dhexe ayaa sheegay in Sanadkan uu hoos u dhac balaaran ku yimid howlaha beer-tacbashada ee deegaanadaasi.

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Tan iyo Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa aad u sii badanayay siyaasiyiinta ku sii qol qoleysa Xafiiska R.wasaare Cumar C/rashiid Cali kadib markii uu soo baxay war sheegaya in R.wasaaraha is badal uu damacsanyahay

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Dadka ku nool Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa adeegsada PL-da ka dhex shaqeeya inta u dhaxeysa Xamar-weyene iyo KM4 iyo xamar-weyne iyo bakaaraha ayaa cabasha ka muujinaya xirnaashaha maalinkii labaad wadada sayidka dhinac marta.

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Waxaa xalay saqdii dhex dab uu kacay suuq ku yaala Degmada Galdugub ee Gobalka Mudug, waxaana halkaasi ka dhashay Qasaaro hantiyadeed

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Xildhibaan Max'ed Axmed Nuur (Tarsan) oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in Xildhibaanadu aanu aqoon u laheyn Sharci dajinta isla markaana loo baahanyahay in ay helaan tababaro sharci dajintan la xiriira

Warar Keydmedia Online | 28 June 2010

Wararka aynu ka heleyno Gobalka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa Sheegaya in halkaasi lagu arkay cudur aan la aqoon oo waxyeelo gaarsiinaya Caruurta.

Warar Keydmedia Online | 27 June 2010

Waxaa barqanimadii maanta gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Hodan iyo H.wadaag ku dhacay Madaafiic sababtay qasaaro soo gaaray rayid Soomaali ah.

Warar Keydmedia Online | 27 June 2010

Xubno ka tirsan shaqaalaha Dowlada ayaa saxaafada Muqdisho waxa ay u sheegeen in mudo aanay helin wax mushaaraad ah iyagoona ku tuhmay arimahaasi musuq iyo wax isdaba marin dowlada dhexdeeda ah.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 26.6°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)