Warar Keydmedia Online | 24 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa xalay gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday gudoomiyihii Maxkamadda sare ee dowladda Kmg ah Max’ud Cumar Faarax Indhabuur.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Hey’adda gaadiidka gurmadka deg dega ah ee lifeline Africa ayaa maanta soo bandhigtay tirada qasaaraha ka gaaray shacabka Soomaaliyeed dagaalada iyo duqeymaha macana daradda ah ee ka socda magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

OGEYSIIS(KEYDMEDIA) Dhamaan macaamiisha keydmedia waxaa lagu wargelinayaa in saacadaha ina soo aadan ay bogga keydmedia si toos ah uga daawan doonaan fowdadii, buuqii iyo dagaalkii ka dhacay shalay kulankii baarlamaanka.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada Amisom ee taageera Dowladda Kmg ah ayaa maanta rasaas ooda waxa ay kaga qaadeen shacab Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Sports(Keydmedia) War qoraal ah oo la soo dhigay Bogga Internet-ka ee naadiga Real Madrid ayaa lagu sheegay in weeraryahanka reer Argentin Gonzalo Higuain uu ka maqnaan doono kulanka Real ay la yeelan doonto Ajax.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Musanbiik(Keydmedia) Wararka aynu ka helnay Dalka Musanbiik ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada xaduudaha dalkaasi ay gacanta ku dhigeen soomaali ka carartay dagaalada ka socda Dalka.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Xeer ilaaliyaha qaranka C/llaahi Daahir Barre ayaa sharci darro ku tilmaamay talaabada uu gudoomiyaha Baarlamaanka ku doonayo in codka kalsooni siinta xukuumadda looga dhigo qarsoodi.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Afhayeenka ciidamada Booliska dowladda KMG ah ayaa sheegay in ciidamada Booliska dowladda ay shalay laga helay wado dhexdeeda.

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Jawhar(keydmedia) Maamulka ka taliya gobalka Sh/dhexe ayaa soo saaray amar ah in wax laga badalo qaab howl galka iskuulada ku yaala magaalada Jawhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe

Warar Keydmedia Online | 23 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Kooxaha dowladda dagaalka kula jira ayaa shalay galinkii danbe fagaare ku yaala suuqa xoolaha waxa ay ku toogteen laba ruux oo dhalinyara ah.

Warar Keydmedia Online | 22 November 2010

Jawhar (Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno magaalada Jawhar ee xarunta Gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in idaacada ku taala magaaladaasi loo diiday baahinta casharka tafsiirka ee uu duubay Shiikh Max’ed Cumar Dirir.

Warar Keydmedia Online | 22 November 2010

Muqdisho(keydmedia) Duqeymo kale duwan oo ka dhacay maanta gudaha magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)