Warar Keydmedia Online | 22 November 2010

Galguduud(Keydmedia) Wararka aynu ka heleyno deegaanada gobalka Galguduud ee ay shalay ku dagaalameen xoogaga Ahlu-suna iyo kooxaha dowladda ka soo horjeeda ayaa sheegaya in halkaasi iminka laga dareemayo xasilooni

Warar Keydmedia Online | 22 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) R/wasaaraha xukuumadiisa ay dooda ka taagan tahay ansixinteeda ayaa sheegay in haddii xukuumadda uu soo dhisay ay ka hor wareegaan baarlamaanka in ay qaadi doonaan dagaal lugta ah.

Warar Keydmedia Online | 22 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Xisbiga uu hogaamiyo Xasan Daahir Aweys ayaa soo rogay amar ah in aanay dadka Soomaaliyeed ka qaxi Karin Dalka iyada oo aanay la soo socodsiin xafiisyadooda.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Sports (Keydmedia) - Naadiga kubadda cagta dalka England Man united ayaa raja wanaag ka muujisay hogaan u qabashada horyaal dalka Engriiska ee lagu magacaabo premier league.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa maanta shir saxaafadeed uu ku qabtay gudaha Magaalada Muqdisho ku sheegay inuu iska casilay xil uu R/wasaare Farmaajo u magacaabay Feysal Cumar Guuleed.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda Cagta Chelsea ee ka dhisan UK ayaa mar labaad u martisay natiijo guul darro ah kadib markii 1-0 ay ku macsalaameysay Birmingham, waxaana tani ay noqoneysaa guul daradii labaad.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Dagaalo iyo duqeymo ku dhex maray gudaha magaalada Muqdisho dhinacyada isu awooda sheeganaya ee ka caada yeeshay xasuuqa shacabka ayaa waxaa ku geeriyooday shacab aan waxba galabsan.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Boosaaso(Keydmedia) Waxaa xalay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu dilay Nabadoon ka soo jeeday gobalkaasi oo si weyn loo yaqaanay.

Warar Keydmedia Online | 21 November 2010

Guriceel(Keydmedia) Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada guriceel ee gobalka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi saakay mar kale ay ka qarxeen dagaalo u dhaxeeya Ahlu-sunna iyo xoogaga dowladda ka soo horjeeda.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta u diiday wariyaal ka socday TV-ga Universal in ay ka qeyb galaan kulanka Baarlamaanka ee ka dhacay xarunta golaha shacabka.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa maanta kulan ku yeeshay gudaha magalada Muqdisho dad ka kala socday qeybaha kale duwan ee bulshada kuwaasoo isu imaatinkooda ujeedadiisa ay aheyd sidii ay uga hortagi lahaayeen isbaaro ay sheegeen Baarlamaanka inuu u dhigtay Xukuumadda.

Warar Keydmedia Online | 20 November 2010

Bakool(Keydmedia) Ilo xog-ogaal ah oo ku kala sugan gobalada Bakool iyo Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ee ku sugan degmooyinka Yeed iyo Doolow ee labadaasi gobal ay wadaan abaabul dagaal.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27.7°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)