Warar Keydmedia Online | 28 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Iyadoo mudo lix maalmood ah oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ay ka socdaan Dagaalo hubeysan oo u dhaxeeya Dowladda oo xulufa la ah AMISOM iyo Ahlu-suna iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waxaa aad u sii kordhaya dadka dhibaatada kala kulmaya dagaaladaasi.

Warar Keydmedia Online | 28 August 2010

Muqdisho(Keydmedia) Warar hoose oo aynu ka helnay deegaanka Tooratoorow oo ka mid ah deegaanada hoos taga gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ee halkaas ka taliya ay xabsiga dhigeen Nabadoono deegaanka ah.

Warar Keydmedia Online | 27 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah ayaa maanta howl gal ka fuliyeen degmada xamar jajab ee Gobalka Banaadir waxa ay ku xireen in ka badan 30 ruux.

Warar Keydmedia Online | 27 August 2010

Muqdisho (keydmedia) Iyadoo dhawaanahaba uu aad u sii kordhayay walaaca Dowlada ay ka qabto qatar dhanka amaanka ah oo ay wajahdo ayaa hadana waxaa soo ifbaxaya hindisayaal horudhac ah oo lagu beegsanayo Dowlada isla markaana ay damacsan yihiin kooxaha Mucaaradaka.

Warar Keydmedia Online | 27 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Agaasimaha Radio Muqdisho C/raxiin Ciise Caddow oo la hadlayay Radio Muqdisho isla markaana ka qeyb galayay falanqeyn Raadiyaha uu ka sameeyay dagaalada ayaa waxa uu is weydiiyay cidda kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ay u yaqaanaan Xadgudbayaasha.

Warar Keydmedia Online | 27 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Waxaa gudaha magaalada Muqdisho maalinkii shanaad ka soconaya dagaalo u dhaxeeya kooxaha isku haya hanaan maamulka Dalka.

Warar Keydmedia Online | 26 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Waxaa deegaano kale duwan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho ka soconaya shirar gaar gaar ah oo la xirira arimaha Dagaalada.

Warar Keydmedia Online | 26 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) shacabka ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka ay Dowlada ka taliso aya ugu baaqay Madaxweyne shariif Shiikh Axmed inuu la yimaado handisaha xal deg deg ah ama uu xilka isaga dago.

Warar Keydmedia Online | 26 August 2010

Muqdisho(Keydmedia) Iyadoo marba marka ka danbeysa ay isa soo tarayaan xogaha la xiriira qaraxii 24-kii Bishan ka dhacay Hotelka Muna ee Magaalada ayaa xogihii ugu danbeeyay waxa ay muujinayaan faahfaahin ku saabsan raggii isku qarxiyay Hotelka Muna ee Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 25 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta daboolka ka qaaday in Ciidamada Dowlada ay amar ku qabaan Dagaal.

Warar Keydmedia Online | 25 August 2010

Muqidisho (Keydmedia) Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda warfaafinta ayaa lagu shaaciyay maanta magacyada xildhibaanadii ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay Hotelka Muna ee Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 25 August 2010

Muqdisho (Keydmedia) Xalay ilaa maanta ayaa masaajidda iyo Idaacadaha ku hadla codka xoogaga mucaaradka waxa laga dhageysanayay dalabaad ka imanaayay kooxahaasi oo lagu dalbanayo taageero dagaal.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.3°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)