Warar Keydmedia Online | 18 November 2010

Cabudwaaq(keydmedia) Ciidamada maamulka Ahlu-sunna ee degmada Cabudwaaq ee gobalka Galguduud ayaa waxa ay irdaha isugu dhifteen laba idaacadood oo ka howl galiyay degmada Cabudwaaq ee gobalka Galguduud

Warar Keydmedia Online | 18 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa xalay gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay kooxaha dowladda ka soo horjeeda iyo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is biirsanaya.

Warar Keydmedia Online | 18 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada kooxda Axmed Godane oo maalinkii Ciida ka qafaalay wadaad masaajid ku yaala xaafada suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa la warinayaa in ay hadda sii daayeen shiikha.

Warar Keydmedia Online | 18 November 2010

Raabidadu waxay ugu hanbalyeeynaysaa umada muslimiinta ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed munaasabada ciida barakaysan. CIIDU AL ADXAA AL MUBAARAK.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Muqisho(keydmedia) waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay qarax sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac kaasoo lala beegsaday ciidamada AMISOM ee taageera dowladda KMG ah.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Muqdisho (Keydmedia) - Xarakada Shabab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysan sheegtay inay weeraro ka fulin doonaan caasimadaha New York iyo Moscow ee dalalka Maraykanka iyo Ruushka.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

C/waaq(keydmedia) Odayaal ku abtirsada beesha degta degmada C/waaq ee gobalka Galguduud ayaa si weyn u dhaliilay maamulka culimadda ahlu-sunna ee gobalkaasi

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Makka(Keydmedia) Wararka aynu ka haleyno magaaladda Makka ee Dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in shalay hooyo Soomaaliyeed ay ku geeriyootay Xajka.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Merka(Keydmedia) Dhalinyarada ku nool magaalada Merka ee xarunta gobalka Sh/hoose ayaa waxa ay iminka cabasho balaaran ka muujinayaan dhibaatooyin fara badan oo ay kala kulmayaan dhanka Nolasha.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Buu-hoodle(Keydmedia) Waxaa laga helayaa xoga dheeri ah dagaal beeleed shalay ka dhacay inta u dhaxeysa Buu-hoodle iyo Boorame kaasoo dhex maray beelo deegaanka ah.

Warar Keydmedia Online | 17 November 2010

Sh/hoose(Keydmedia) Deegaano ka tirsan gobalka Sh/hoose oo aanu marin wabiga ayaa laga soo warinayaa iminka biya la’aan baahsan oo dhibaateysay dad iyo duunyo intuba.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa maanta gudaha magaalada Muqdisho iyo deegaano kale duwan ka dhacay falal si weyn loola yaabay oo aan raad ku laheyn diinta qiimaha badan ee Islaamka.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27.7°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)