Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa maanta gudaha magaalada Muqdisho iyo deegaano kale duwan ka dhacay falal si weyn loola yaabay oo aan raad ku laheyn diinta qiimaha badan ee Islaamka.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

San Diego (Keydmedia) Waaxda cadaaladda ee Dalka maraykanka ayaa dacwad la xiriirta in ay qarashaad u aruurineysay kooxda Godane ku soo oogtay Gabar Soomaali Maraykan ah oo ku nool Magaalada San Diego ee gobalka California.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Muqdisho(Keydmedia)Waxaa dhamaan dalalka caalamka maanta si isku mid ah looga ciidayaa guud ahaan dunida Muslimka,.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda kmg ah ayaa xukun dil ah ku riday eedeysane loo heystay fal ah inuu Bam ku tuuray ciidamada dowladda.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) R/wasaaraha Dowladda KMG ah Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay is gar gaaraan isla markaana ay isu hiiliyaan.

Warar Keydmedia Online | 16 November 2010

Hargeysa(Keydmedia) Taliyihii ciidamadda Nabad sugida maamulka Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in gabi ahaanba isaga tagay shaqadii uu ka hayay maamulkaasi

Warar Keydmedia Online | 15 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wariyaasha ka howl gala gudaha Magaalada Muqdisho ayaa cabasha balaaran ka muujinaya xiligan dhaqanka guracan ee ciidamada AMISOM ay kula kacaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka.

Warar Keydmedia Online | 15 November 2010

Galguduud(Keydmedia) Waxaa saakay xasilooni laga dareemayaa Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud halkaasoo xalay ay ku dagaalameen xoogaga Ahlu-sunna iyo kooxda Godane.

Warar Keydmedia Online | 15 November 2010

Makka(Keydmedia) Waxaa maanta muslimiinta caalamka ee ka kala tagtay dunida daafaheeda ay si wada jir ah u taagan yihiin banka carafe halkaasoo ay ku gudanayaan rukniga labaad ee arkaanta Xajka.

Warar Keydmedia Online | 15 November 2010

Muqdisho(keydmedia) Gduoomiyaha gola guurtida Siyaasadda Hawiye Shiikh Ciise Axmed Dalabeey Ciise Dheere ayaa si kulul u dhaliilay qaab dhismeedka xukuumadda uu dhawaan ku dhawaaqay R/wasaare Farmaajo.

Warar Keydmedia Online | 14 November 2010

Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda Cagta ee Dalka England ee man-united ayaa xaqiijisay riyadeedi aheyd in ay kaalmaha hore ee horyaalka Dalkaasi isku hubsato.

Warar Keydmedia Online | 14 November 2010

Muqdisho(Keydmedia) waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulan isugu yimid xildhibaanada Baarlamaanka, waxaana la rumeesnaa in kulankaasi looga doodi doono arimo la xiriira xukuumadda.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)