Warar Keydmedia Online | 22 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Wararka aynu ka heleyno gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ay Itoobiya ay halkaasi dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan

Warar Keydmedia Online | 22 September 2010

Muqdisho (Keydmedia) Wararka laga helayo Gobalada Jubooyinka oo ka tirsan Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad nolal oo aad u adag ay iminka soo wajahday qoysas halkaasi ku nool.

Warar Keydmedia Online | 22 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Sii hayaha xilka Wasaarada Bani'aadanimada dowlada KMG ah Max'ud Cabdi Ibraahim Garwene ayaa sheegaya in xaalada Bani'aadanimo ee xiligan ka taagan Soomaaliya ay ka sii dareyso marba marka ka danbeeya.

Warar Keydmedia Online | 22 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ee fariisinka ku leh xaafada buula xuubeey ee degmada wadajir ayaa xalay lagula beegsaday halkaasi qarax sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Kadib markii ay soo idlaatay munaasabadii is casilaada R.wasaare Sharma'arke ayaa xarunta madatooyada waxaa ka dhacay kulan qada ah oo ay wada yeesheen mas'uuliyiinta Dowlada ee xiligan jira iyo kuwii maanta uu waqtigooda ku ekaa.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib markii uu maanta is casilay R.wasaare Sharma'arke oo ay is khilaafsanaayeen.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha Guurtida Siyaasadda Beelaha Hawiye Shiikh Ciise Axmed Dalbeey ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay Maxkamad cadaalad ah Saarto gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta si rasmi ah uga dhawaaqay munaasabad ka dhacday gudaha xarunta madaxtooyada inuu isaga tagay xilkii R.wasaarenimada Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinka Nabadda aduunka 21 September ayaa wasaaradda dib u heshiisiinta dowlada KMG ah waxa ay shacabka u dirtay hanbalyo ku aadan munaasabadaasi.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) waxaa saakay ka taagan gudaha iyo afaafka xarunta madaxtooyada soomaaliya kala shakin aad u daran waxaana is aamini la' askarta ilaalada ka ah madaxtooyada iyo mas'uuliyiinta ku jirta gudaha Madaxtooyada ee khilaafka uu u dhaxeeyo.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Waxaa xalay gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xeelada la adeegsaday ay aheyd mid aad u sareeysa.

Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Xogo lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Warbaahinta Keydmedia ayaa sheegaya in R.wasaaraha Soomaaliya Dr cumar C/rashiid uu isu diyaarinayo inuu is casilo.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 28.9°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)