Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa iminka ka soconaya gudaha Magaalada Muqdisho dagaal u dhaxeeya xoogaga dawlada ka soo horjeeda, ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo isku dhan ah.

Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha Baarlamaanka Xiligan Shariif Xasan Shiikh Aadan oo isagu ah nin inta badan siyaasada madax isku gaaraca ku saleysan ku xeldheer ayaa daboolka ka qaaday in aanu aheyn siyaasi aqoonyahan ah.

Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Waxaa xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay kulan xasaasi ah oo ay wada lahaayeen gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan iyo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed.

Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada maamulka ka taliye Waqooyga Galkacyo iyo gobalada Bari iyo Nugaal ayaa shalay galinkii danbe ka qabtay masaajid ku yaala waqooyga galkacyo wadaad caan ah.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho (Keydmedia) Warar soo ifbaxaya oo ku saleysan qaabkii idaacada GBC ay ula wareegeen Xisbiga ayaa sheegaya in Xasan Daahir uu qaab qabiil ahaan ula wareegay Idaacada iyo Telfishinka GBC.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho (Keydmedia) Agaasimaha iyo Agaasime ku xigeenka Idaacada Hornafrik ee Magaalada Muqdisho oo si wadajir ah uga hadlay talaabadii ay Alshabaab kula wareegeen idaacada ayaa waxa ay sheegeen in tani ay aheyd mid la filayay

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Xilhibaanada caasha Axmed C/lle oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka ee sida weyn isha ugu haya dhaq dhaqaaqa xukuumada ayaa daboolka ka qaaday in hadii aanay xukuumada hor iman Baarlamaanka ay dhici doonto

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Gaari rakaab ah oo marayay degmada Mareergur ee gobalka galguud ayaa kooxaha dowlada ka soo horjeeda halkaasi ku rasaaseeyeen.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ayaa habeenkii xalay ahaa la wareegay gacan ku heyta idaacado FM ah oo ku yaalay magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wasiirka arimaha dibada ee dalka kenya Moses Wetangula ayaa shaaca ka qaaday in beesha caalamka ay ka sii jeestay xaalada Soomaaliya gaar ahaan tan amaanka.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada amaanka Dalka Uganda ayaa xabsiga ka sii daayay 6 qof oo Soomaali ah kuwaas oo ka mid ah dadkii loo qabqabtay qaraxyadii ka dhacay Dalkaasi 11 July ee sanadkan.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdish(keydmedia) Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif shiikh Axmed ayaa si lama filaan ah maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka kicitimay Magaalada Kambaala ee Dalka Uganda.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)