Warar Keydmedia Online | 14 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Iyadoo maanta la qorsheynayay in kulanka Baarlmaanka KMG ah uu ka furmo xarunta golaha shacabka ayaa waxaa dib u dhac uu ku yimid kulankaasi.

Warar Keydmedia Online | 14 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Maamulka Degmada Xamar jajab ee dowladda KMG ah ayaa shaaca ka qaaday in degmadaasi xiliyada habeenkii lagu soo rogay bandow waqti dheer qaadanaya.

Warar Keydmedia Online | 14 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) R.wasaaraha xukuumadda KMG ah Cumar C/rashiid Cali ayaa si kulul u canbaareeyay hadal ka soo baxay ku simihiisa ahna ku xigeenkiisa Aadan Max'ed Nuur (Madoobe)

Warar Keydmedia Online | 13 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wararka laga helayo degmada Ceelbuur ee gobalka Galguud ayaa sheegaya in kooxaha dowlada ka soo horjeeda ay la wareegeen ceelbiyood ku yaala tuulo ka tirsan tuulooyinka hoostaga degmada.

Warar Keydmedia Online | 13 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa aad u sii kordhaya tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee lagu xirxirayo gobalka Bari ee dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 13 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamo ka tirsan kuwa Xisbiga ee ku sugan deegaanka Lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay halkaasi waxa ay ka bilaabeen talaabooyin ay ku burburinayaan qabuuro halkaasi ku yaalay.

Warar Keydmedia Online | 12 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Maamulka ka taliya degmada Afgooye ee gobalka Sh.hoose ayaa shacabka barakacayaasha ee ku nool gobalka Sh.hoose ku amray in ay u diyaar garoobaan ka qeyb galka dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 12 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa seddexdii casho ee la soo dhaafay si weyn ugu soo qol qolayay xadka gobalka galguduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.

Warar Keydmedia Online | 12 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Xoghayaha warfaafinta Ahlu-sunna C/qaadir C/raxmaan Abuu-yuusuf Alqaadi ayaa ka dalbaday dowlada KMG ah in ay ka waantowdo talaabooyinka ay ku gacansiineyso xoogaga mucaaradka ah.

Warar Keydmedia Online | 12 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Warar lagu kalsoonyahay oo aynu ka helnay Gobalka Gedo ayaa sheegaya in gudoomiyihii maamulka Dowladda ee Gobalkaasi Max'ed Cabdi kaliil loo taxaabay xabsiga.

Warar Keydmedia Online | 11 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Mudooyinkii ugu danbeeyayba waxaa aad isu soo tarayay wararka sheegaya in qaab maamulka dekada Magaalada Muqdisho uu ka wareegi doono Dowladda iyo Amisom isla markaana lagu wareejin doono Shirka la yiraahdo SKA oo Maraykan ah.

Warar Keydmedia Online | 11 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah Soomaaliya oo gaari nooca raaxada ah watay ayaa degmada Waabari ee Gobalka Banaadir lagula eegtay qarax miino.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 28.9°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)