Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Kooxda Al-Shabaab ayaa askar ka tirsan ciidamada Dowladda ku af-duubtay Gobolka Shabeellaha Hoose.
WALLAN-WEYN, Soomaaliya - Degaanka Tabbeelaha Maama-caliyow oo qiyaastii 20 Kiiloomitir u jira degmada Wanla-weyn, ayay Kooxdaan ka af-duubteen askartaan, kadib markii ay weerareen gaadmo ah ku qadeen gaadiid ay ciidankaas la socdeen oo dhuxul waday.
Labo ka mid ah gawaarida waaweyn ee Dhuxusha waday ayay dab qabadsiiyeen Al-Shabaab waxaana la soo warriyay in ay dileen ugu yaraan Saddex Ruux oo Shacab ah oo ay ka mid yihiin wadayaashii gawaarida.
Dowladda ayaan wali ka hadlinn arintaan.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments