Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Baardheere

Kooxda Argaxisadda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidamadda Dowladda ku leeyihiin Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Warar Keydmedia Online
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Baardheere

Sida idaacadda deegaanka ay baahisay, Weerarkaan ayaa lagu qaaday Ciidanka 49-aad ee DF oo ku sugan Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.

Ciidamada Dowladda ayaa sheegaya in aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay dhankooda, halka Al-Shabaab ay sheeganayaan guul. 

Waa wararka kooban ee Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.