Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha ayaa ka qeyb geli doono aaska guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland oo maanta qarax lagu dilay. 

Warar Keydmedia Online
Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam 'Axmad Madoobe ' ayaa goordhaweed dib ugu laabtay magaalada Kismaayo kadib geeridii ku timid guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland oo maanta qarax lagu dilay.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb geli doono aaska marxuumka.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.