NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Garoowe waxaa ku qulayaya tan iyo Sabtidii Musharixiin iyo Mas'uuliyiin kale oo Mucaaradka ka socda oo lagu wado inay shir ku yeeshaan magaaladda.
GAROOWE, Soomaaliya - Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saakay gaarey magaaladda Garoowe, ee xarunta maamulka Puntland.
Wuxuu ku biiray madax halkaasi uga sii horreysay, oo isagu jira mucaarad iyo dowladda, iyagoo u tagey Puntland labo ujeedo oo kala ah inay ka qeyb-galaan marka hore Shir ay soo qaban qaabisay Hertitage iyo mid arrimaha khilaafka doorashadda looga hadli doono, oo ay dhex dhexaadinayaan Deni iyo Qoor Qoor.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments