Axmed Madoobe oo Maanta hortagaya Aqalke Sare

Guddiga joogtada ah iyo guddoonka Aqalka sare oo Su'aallo weydiin doona Madaxweynaha Maamulka Jubbaland 'Axmed Madoobe'.

Warar Keydmedia Online
Axmed Madoobe oo Maanta hortagaya Aqalke Sare

Axmed Maxamed Islaam 'Axmed Madoobe', Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa maanta la kulmaya guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee Aqalka sare. 

'Axmed Madoobe ayuu gudiggu su'aallo ka weydiin doonaa Amniga Jubbaland iyo dhowr arrimood oo kale. 

Waa Maalintii shannaad oo uu Axmed Madoobe ku suganyahay Magaalada Muqdisho. 

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.